Rooble oo xilalkii ka qaaday madax sare oo ka tirsan NISA + …
Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd xilalkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA iyo Taliyihii Nabad-sugidda…