Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga Galmudug ee Gaalkacyo lagu

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble & Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan looga arrinsanayay ammaanka Deegaannada maamulkaas. Fadhiga waxaa ka qaybgalay Wasiirada Amniga XFS, DG Galmudug, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga, Taliyaha Ciidamada Xoogga, Booliiska, Nabadsugidda, maamulka Mudug iyo mas’uuliyiin kale. Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in kulanka lagu go’aamiyay sidii looga…

IGAD oo maanta dhageysaneysa Dacwadda Soomaaliya ee ka

Dalka Jabuuti waxaa maanta lagu ballansan yahay in uu ka furmo Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo Xaaladda Soomaaliya & Kenya, Colaadda Ismaamulka Tigray & Covid-19. Hogaamiyayaasha ka qaybgaleysa kulanka ayaa khudbad jeedin la siinayaa si ay uga hadlaan qodobada miiska saaran sida Axadle ay u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku dhaw Shirka, waxaana barbar soconaya kulamo gaar gaar ah oo u dhaxeeya Mas’uuliyiinta kala duwan. Hogaamiyaha DFS Soomaaliya…

Dhaq-dhaqaaq ciidan oo Welwel geliyay Shacabka oo ka taagan

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kadib markii Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay in Kenya abaabuleyso Jabhad weerarta Magaaladaas oo ku sugan Mandheera. Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa sameystay saldhigyo cusub, shacabka ayaa hadal haya hadallada ay is dhaafsadeen Xukuumadda Federaalka & DG Jubbaland oo Wasiirkooda Amniga uu ku sugan yahay Magaaladaas. Nabadoon Idiris Aadan Nuur oo kamid ah Odoyaasha Balad Xaawo ayaa Axadle u…

a constitutional reform project on the presidency of the republic

In Gabon, the government on Friday in the Council of Ministers adopted a draft revision of the constitution, the most important amendment of which concerns the President of the Republic, according to a press release published on Saturday, December 19. According to the project adopted by the government, in the event of a vacancy in power, the interim head of state is provided by a university consisting of…

What is the name of the coalition of armed groups?

The Central African Republic has been affected since Thursday by movements of large armed men. Six armed groups (MPC, 3R, FPRC, UPC, anti-balaka wing Mokom, anti-balaka wing Ndomaté) signed a joint declaration on 15 December to condemn the peace agreement. It is the "Declaration of Kamba Kota", a town in the northwest. In another leaked unsigned document, they call themselves the "Coalition of Patriots…

Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Milatariga oo gaaray

Taliyaha ciidanka Milatariga Soomaaliya sareeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdi Maxamed Xasan Xijaar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo. Ujeedada Saraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gaalkacyo ayaa lagu sheegay in ay tahay ka qeybgalka aas qaran oo loo sameynayo Saraakiil ka tirsan Ciidanka oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday…

Saraakiishii qaybta 21 aad oo maanta lagu aasay Gaalkacyo! –

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu  sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaybta 21 aad ee ciidanka Xoogga dalka oo shalay ku dhintay qarax ka dhacay Xarunta gobolka Mudug. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdi Maxamed Xasan Xijaar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya  oo…

Saraakiishii ku dhimatay Qarixii Gaalkacyo oo maanta la

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu  sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaybta 21 aad ee ciidanka Xoogga dalka oo shalay ku dhintay qarax ka dhacay Xarunta gobolka Mudug. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Booliska General Cabdi Maxamed Xasan Xijaar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya  oo…

Waa maxay Guga Carabtu, sidee se ku bilaabmay? – Axadle

Bishii December 2010, mudaaharaadyo dowladda looga soo horjeedo ayaa ka qarxay magaalada yar ee Tuuniisiya ee Sidi Bouzid, durbadiiba waxa ay ku fideen waddanka oo dhan, aakhirkiina waxaa xigay bannaanbaxyo la mid ah kuwaas oo ka socda waddamada deriska ah. Markay ahayd Febraayo 2011, Masar, Liibiya, Baxrayn, Yemen iyo Suuriya waxaa hareeyay kacdoonno iyaga u The post Waa maxay Guga Carabtu, sidee se ku bilaabmay? appeared first on AxadleTM.

Xukuumadda Soomaaliya oo Kenya ku eedeysay abaabulka Jabhad

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka si dhaw ay ula socoto abaabul Militari oo Kenya ay ku abuureyso Jabhad ku sugan Aagga Mandheera. Warka kasoo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay Kenya uga digeyso shirqoolkaas ay la damacsan tahay Ciidamada ku sugan Gobolka Gedo sida ku xusan Warsaxaafadeedka. “Dowldda Federaalka Soomaaliya waxay si dhaw ula socotaa abaabulka militari ee ay Dowladda Kenya…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More