Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qadar tagay. –

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji & wafdi la socda ayaa tagay Magaalada Dooxa Caasimadda Dalka Qadar, waxaana soo dhaweeyay mas’uuliyiin katirsan Safaaradda Soomaliya ee Dalkaas. Ujeedka si dhab ah looma sheegin, waxaase jira warar soo baxay oo sheegaya in Xukuumadda Dooxa ay gacan ka geysanayo qorshaha dib u dhiska Ciidanka Soomaaliya & kala shaqeynta sugidda amniga oo baahi weyn ay u qabto Dowladda Muddo xileedkeedu dhammaaday. Qoraal lasoo dhigay Barta…

Africa’s future in the world, Turkey aware of it:

Turkey's Antalya Diplomacy Forum held a webinar on Monday exploring cooperation between Turkey and Africa with the aim of further deepening ties for mutually beneficial results. The webinar entitled "Africa's Partnerships: Prospects and Opportunities for Mutually Beneficial Economic Cooperation" was held with the participation of senior African officials. Turkish Ambassador Osman Yavuzalp, moderator of the webinar that was Ankara's envoy to Addis Ababa in the early 2010s, said that Africa's importance…

Cumar Cabdirashiid: “Heshiiska Amniga ee Itoobiya,

Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Raysul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay iskaashiga Hogaamiyayaasha Dowladaha Itoobiya, Eretareeya & Soomaaliya ayaa ku tilmaamay mid khatar ka dhan karta. Sharma’arke ayaa sheegay in halista ugu weyn ay tahay muddo xileedka Hogaamiyayaasha Dowladda Federaalka oo dhammaaday, xaaladda kala guurka & hubanti la’aanta ka jirta Doorashooyinka Soomaaliya dhinacyadii heshiiska ka gaaray ay isku fahmi la’ yihiin ku dhaqaaqisteeda. Raysul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa…

Omar Sharmarke: Heshiiska amni ee Eritrea, Ethiopia iyo Soomaaliya waa arrin khatar keeni karta

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Omar Sharmarke ayaa shaaca ka qaaday inuu jiro heshiis halis ah oo ay kala saxiixan doonaan Soomaaliya, Ethiopia iyo Eritrea, kaasi oo uu ku baaqay in fiiro gaar ah loo yeesho. Cumar Cabdirashiid, oo ah senator ka tirsan Aqalka Sare, ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku sheegay in heshiiskan oo ah mid amni iyo difaac la doonayo in dhowaan lagu saxiixo magaalada Addis-Ababa. “Heshiiska amni/difaac ee la isla dhex-marayo ee u dhaxeeya Eritrea, Ethiopia iyo Soomaaliya waxa uu…

Madoobe iyo Deni oo ku hungoobay dalab ka dhan ah Farmaajo

Maamul goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa ku guul-darreystay mid ka mid ah shuruudihii ay ku xireeen in dib loo billaabo wada-hadallada doorashada ee kala dhaxeeya madax goboleedyada kale iyo Farmaajo. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa saxafadda u sheegay in wakiilada beesha caalamka ay diideen dalabkii Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ee ahaa in Farmaajo uusan shir guddoomin wada-hadallada, una sheegeen inay shuruudaas ka tanaasulaan. Dalabkan ayaa ka mid ahaa dhowr shuruud oo hortaagan wada-hadallada, oo sidoo…

Shiinaha oo Itoobiya ku wareejiyay Xirmooyin Tallaalka

Magaalada Addis Ababa Caasimadda Dalka Itoobiya waxaa maanta oo Talaado ah laga dejiyay 300,000 oo xirmooyin Tallaalka Covid-19 ah gaar ahaan Nuuca Sinopharm ee lagu sameeyay Gudaha Dalkaas. Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa Magaalada Beijing kasoo qaaday Tallaalkaan laga dejiyay Xarunta Midowga Afrika ahna Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa sida ay daabaceen wakaaladaha Wararka Shiinaha iyo Itoobiya u faafiya. Itoobiya waa udub-dhexaadka Afrika, waana xarunta lagu dejiyo Gargaarka loogu deeqo Dalalka Qaaradda kadibna…

MW Ismaaciil Cumar Geelle oo xoojiyay Ololihiisa

Hogaamiyaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xoojiyay Ololihiisa Doorashada 9-ka April 2021 ka dhaceysa Dalkaas, waxa uu taageerayaashiisa ka dalbaday in si kalsooni leh codka ugu taageeraan. Geelle oo la hadlay Shacabka Degmada Balbala ee Caasimadd Jabuuti ayaa u ballanqaaday in uu wax badan u qabanayo isla markaana mashaariic lagu hormarinayo uu ka hirgelinayo haddii uu mar shanaad ku guuleysto Doorashada maalmo kadib dhaceysa. Shacabka Balbala ayuu dib u xusuusiyay heerka kala duwan ee Degmada soo…

Caana-boorada loo soo dhoofiyo Soomaaliya ma

Soomaaliya  waxa ay  dibadda ka soo dhoofsataa badeeco Qiimaheedu ku kaco  $3.34 Bilyan sanadkii , arrinta layaabka leh waa in Caano-boorada ama caanaha budada ah ee loo soo dhoofiyo Waddanku ay ku kacdo lacag dhan $157 Milyan (Boqol Kontan & Todobo Milyan), iyada oo baahida iyo dalabka caanaha bududa ee dibadda ka yimaadaa ay kor u sii kacayaan, Kenresearch oo wax ka qortay kor u kaca dalbka caana-boorada Soomaaliya ayaa sababta ku sheegtay in waxsoosaarka Caanaha xoolaha Soomaaliya uu hoos u dhacay kaddib abaartii 2017…

Maxaa ka cusub kulamada looga hadlayo arrimaha

Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada & Beesha Caalamka ayaa isku fahmi waayay qaabka loo furayo Shirka looga hadlayo arrimaha Doorashooyinka, qodobada lagu bilaabayo, qaabka Hogaamiyayaasha Federaalka ay ugu biirayaan & muddada uu soconayo. Ilo ku dhaw Shirka ayaa Axadle usheegay in kulamada gaar-gaarka ah ay sii soconayaan ilaa inta ay isla fahmayaan qodobada muhiimka ah iyo sida loo kala hormarinayo si dedaallada maalmihii lasoo dhaafay la geliyay fadhiyada looga dhowro kala tag & Khilaaf horleh. Kulamo…

African Union buys up to 400 million J&J 1 doses

The African Union (AU) has reached an agreement with Johnson & Johnson to supply the continent with up to 400 million single doses of its COVID-19 vaccine starting in the third quarter of this year, the manufacturer said on Monday. The virus has killed nearly 121,000 people across Africa and infected 4.18 million. The J&J unit Janssen Pharmaceutica NV has entered into a deal with the African Vaccine Acquisition Trust (AVAT) to deliver 220 million doses of its single-dose shot. AVAT was able to order an…