Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Maxay tahay sababta aysan beesha caalamka u qasbi karin madaxda Soomaalida?

Muqdisho (Axadle) – Ku dhawaad mudo bil ah waxaa magaalada Muqdisho ku wada sugan dhammaan madaxda Soomaalida, waxayna isku fahmi la’yihiin hanaanka qabsoomidda doorashada dalka, taas oo dib uga dhacday waqtigii loo qorsheeyey. Intaas waxaa socday, oo aan kala joogsan dadaalada wakiillada beesha caalamku ay ku doonayaan inuu dhaco shir guud oo madaxda Soomaalidu ay heshiis uga gaaraan khilaafka ka taagan hir-gelinta doorashooyinka dalka. Madaxda…

the acquittal of Gbagbo and Goudé, a new failure

The International Criminal Court (ICC) on Wednesday, March 31, upheld the acquittal, announced in 2019, of former Ivorian President Laurent Gbagbo, who has not been charged with crimes against humanity, and Charles Blé Goudé, former leader of the youth movement. the judges dismissed Fatoo Bensouda's appeal. A setback for the ICC prosecutor who leaves office on June 15.…

Nigerian President Buhari’s medical trips in London

Nigerian President Muhammadu Buhari's recent visit to London has been met with outcry, with his critics furious over his frequent trips abroad for medical treatment and the country's weak healthcare system. Buhari, 78, has made several trips to London since coming to power in 2015 and the leader was re-elected for another four-year term in 2019. Although his illness has never been made public, Buhari admitted during one of the trips that he had "never been so ill" and that he had received several blood…

Xog: DF oo ciidanka Gorgor geyneysa soodinta Puntland iyo Galmudug + Sababta

Gaalkacyo (Axadle) – Saraakiil ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Milateriga Soomaaliya ee Gorgor ayaa Axadle u sheegay in maalmaha soo socdo boqolaal kamid ah ciidankaas la geyn doono qeybo kamid ah gobalka Mudug.  Ciidankaan iyo gaadiidkooda ayaa la qorsheeyay in la geeyo degaan u dhow Goldogob oo ka tirsan gobalka Mudug. Degaanada ciidankaan la geyn doono ayaa ka tirsan Galmudug hase…

Madoobe iyo Saciid oo bayaan wadajir ah ka soo saaray wadahadalada Muqdisho

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhoweyd soo saaray war-saxaafadeed xasaasi ah oo ay uga hadlayaan xaalada dalka iyo kulamadii u dambeeyay ee looga arrinsanayey doorashada ee ka dhacay Muqdisho. War-saxaafadeedkan ay sida wada-jirka u soo saareen ayaa waxay walaac xoogan kaga muujiyeen qabsoomida shirweynaha looga arrinsanayo doorashada, ayaga oo madaxda sarre ee dowladda waqtigeeda dhamaaday ku eedeyay inay xaggal daacineyso qabsoomidda shirkaas. “Waftiga Madaxweynayaasha Dowladaha…

The ICC Appeals Chamber confirms

In the decision read by Judge Chile Eboe-Osuji on Wednesday, the Board of Appeal of the International Criminal Court states that it rejects the prosecutor's appeal and confirms the decision at first instance. In January 2019, the former Ivorian president and former leader of the Young Patriots was acquitted. .

Xogtii kulankii Qoor Qoor, Cali Guudlaawe iyo Lafta-gareen iyo dalxiisyada quusitaanka

Muqdisho (Axadle) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynayaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Lafta-Gareen. Madaxweynayaasha saddexda dowlad goboleed oo saaxiib dhaw la ah madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa kala hadlay ololaha doorashada iyo kulamadii ugu dambeeyay ee ay la qaateen madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland. Sida ay ogaatay Axadle, Axmed Qoor-Qoor, Cali Guudlaawe iyo Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa xoogga saaray uruurinta madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday iyo madaxweynayaasha Puntland…

Divers examine the bottom of massively liberated ships

Divers inspected the underside of a colossal container ship that had blocked the Suez Canal and discovered some damage to the bow but not severe enough to ground the ship, officials said on Wednesday. The dives were part of an ongoing investigation into what caused the grounding of Ever Given, now anchored in Great Bitter Lake, a wide stretch of water halfway between the northern and southern ends of the canal. Salvage teams finally managed to free the ship with a skyscraper size on Monday afternoon.…

Rooble, Deni & Madoobe oo Ay Beesha Caalamka Kulansineyso

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto, Madaxa Howlgalka AMISOM Francisco Madeira, Safiirka Ingiriiska Kate Foster iyo xubno kale in ay raiisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. DG Puntland Saciid C / laahi Deni & Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ogolaadeen inay is dhinac fadhiistaan. Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in Beesha Caalamka oo shirar gaar gaar ah la qaadatay dhinacyadan ay ka dhaadhicisay inay aqbalaan soo…