Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

UN-ka:-Sucuudiga waxa handadaad ku hayaa khurada

Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay in Dowladda Sucuudiga ay handadaad ku hayso khuburada madaxa banaan ee hogaaminaysa  baaritaanka dilkii saxafiga Jamal Khashoggi oo lagu eedeeyay dhaxalsugaha Sucuudiga. Afhayeenka Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Rupert Colville ayaa xaqiijiyay sax ahaanshaha faahfaahinta lagu daabacay wargeyska Guardian ee la xiriirta hanjabaadaha loo jeedinayo Agnes Callamard, khabiirka Qaramada Midoobay ee baaraya dilka wariyaha. Wargeyska The Guardian ayaa…

Maxaa soo celiyay adeegsiga erayga ah Jubbaland

Ka dib markii uu xooggaysay khilaafka u dhexeeya Hogaamiyaha Mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Hogaamiyaha Jubbaland Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo salka ku haaya maamulida 16 kursi ee laga soo doorto gobolka Gedo waxaa kor u kacay abaabulka ay wadaan siyaasiyiinta taageersan Hogaamiye Farmaajo ee ah in loo baahanyahay “Jubbaland loo dhanyahay”. Shalay waxa magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo gaarey xubno uu hor-kacaayo wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid…

Hogaamiye-yaasha maamuladda iyo Beesha Caalamka

Sida ay Axadle u sheegeen ilo lagu kalsoonaa karo Xerada Afisyooni ee magaaladda Muqdisho waxa maanta ku kulmaya madaxweyne-yaasha 5 Dowlad-goboleed ee kala ah Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Juballand waxaana ka qayb galaya xubnaha beesha Caalamka. Talaabadaan ayaa ka dambaysay shirar labadii habeen ee la soo dhaafay dhex maray Madaxweynayaasha Galmudug, Jubbaland iyo Puntland oo furre u noqday shir ay maanta isugu imaan doonaan Shanta Hogaamiye Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+,…

DFS iyo Puntland oo hadalo xanaf leh hawada isku

War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu dhaleeceeyey ka hortag ay ciidmaada ammaanka Puntland ku sameeyeen banaanbax nabadeed oo ay dhigayeen shacabka ku nool magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag oo ay ciidamada Amniga Puntland si ula kac ah xoog iyo xabad ugu adeegsadeen bulshada ku dhaqan magaaladaas oo samaynayay banaanbax nabadeed,” ayaa lagu yiri qoraal ay…

Turkey calls on Somalia to interrupt election impasse

Ankara urges stakeholders in Horn of Africa country to resolve their disputes through constructive dialogue Turkey on Wednesday voiced concern over the election impasse in Somalia, calling on stakeholders to resolve their disputes through constructive dialogue. “We are concerned that the lack of consensus so far amongst the stakeholders on the election process in Somalia might disrupt the Somali people’s expectation for the development of their country, as well as achieving peace and prosperity,” the Foreign Ministry…

Turkey oo ka walaacsan khilaafka doorashada

Dowladda Turkey ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya iyo hogaamiyayaasha Soomaaliya ay ku guuldaraysteen in ay lumiyaan “rajadii dadka Soomaaliyeed ka qabeen horumarka dalkooda iyo helida nabad iyo barwaaqo” “Mar labaad, waxaan ka dalbanaynaa Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka in ay isu yimaadaan oo ay ku xalliyaan khilaafaadka wada hadal loo dhan yahay oo wax ku ool ah salkana ku haya is afgaradkii la gaaray Sebtember 17, 2020” ayaa lagu yiri…

Cabdirashiid Janan oo gaaray Beled-Xaawo lana

Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan uu gaaray magaalada Beled-Xaawo halkaa oo uu kulamo kula yeeshay saraakiil ka tirsan Sirdoonka Qaranka oo uu hoggaaminayo Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin. Guud ahaan ammaanka magaalada Beledxaawo ayaa aad loo adkeeyay iyadoo halkaa ay gaareen ciidamo badan oo galbinayay taliyaha nabadsugida. Wararka ayaa sheegayaan in kulankooda dhameystir u yahay heshiis muddooyinkan laga soo shaqeynayay, waxaana la filayaa in…

France’s whole to renew the rebellion stopped

French energy giant Total will resume construction of its $ 20 billion liquefied natural gas (LNG) development in Mozambique after the government increased security, the company said on Wednesday. In January, following a nearby attack, Total withdrew most of its workforce from its place in Mozambique's northernmost province, Cabo Delgado, where there has been an uprising since 2017, now linked to the so-called Central African Province (ISCAP) in Daesh's terrorist group. . The company asked the…

Galmudug & Hir-Shabeelle maxay kala hadleen Dowlad

20-kii Maarso 2021, Magaalada Wardheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida waxaa lagu soo gaba-gabeeyay wadahadal socday labo cishe oo u dhaxeeyay Wafdi ka socda DG Galmudug & Dowlad Deegaankaas. Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo heshiiska dhanka maamulkiisa u saxiixay ayaa muhiimadda kusoo kooban labo qodob oo kala ah: 1-Iskaashi dhanka Amniga ah oo dhanka xuduudda wadajir uga wada shaqeynayaan DG Galmudug & Dowlad Deegaanka Soomaalida si looga hortago isku dhacyo marar kala duwan ka dhacay oo dad…

Kenya oo amartay in 14 maalmood guduhood lagu xiro

Dowladda Kenya ayaa ku amartay hay’ada soogalootiga aduunka ee UNHCR in ay 14 maalmood ku xiro xeryaha soogalootiga ee Dadaab iyo Kakuma oo ay ku jiraan Soomaali badan oo ka barakacay colaadohii dalka ka dhacay. Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya CS Fred Matiang’i ayaa soo soosaaray ah in UNHCR mudo 14 maalmood ah in ay ku xirto xeryaha soogalootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma. “Meelna ugama bannaana wada-hadallo dheeri ah” ayuu hadalkiisa raaciyay Matiang’i. Talaabadaan ayaa la rumaysanyahay in ay salka ku hayso khilaafka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More