Magaalada Muqdisho waxaa barqonimadii maanta ka furmay Shir u dhaxeeya Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed, Hir-Shabeelle & Wakiilada Beesha Caalamka.
Kulanka C6 ayaa looga hadlayaa xaaladda dalka gaar ahaan natiijada kasoo baxday kulamadii ugu dambeeyay dhexdooda ay yeesheen, qodobada ay isku fahmeen & qaabka loo dhaqangelin karo si shirka uu Mira-dhalo.
Wakiilada Beesha Caalamka ee shirka fadhiga waxaa kamid ah: James Swan Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobay…