Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada Itoobiya

Addis Ababa (Axadle) – Waxaa saaka dadweynaha reer Itoobiya u dareereen goobaha cod-bixinta doorashooyinka, si ay codad-kooda u dhiibtaan. Doorashadan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ay ka dhaceysaa magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi oo ay ugu horreyso Axadle Addis Ababa. Dadweynaha ayaa dooran doono illaa 547 xildhibaan oo heer federaal ah, sida uu shaaciyey guddiga maamulaya doorashadaasi. Wararka ayaa sheegaya in goobaha qaar ee cod-bixinta la furey xilli aan aheyn waqtigii la cayimay, waxaana jira dib u dhac illaa 30…

Ethiopian voting in elections is seen as the biggest test

Ethiopians voted Monday in national and regional elections overshadowed by the devastating COVID-19 pandemic and conflicts in the war-torn Tigray region, as many see the vote as the biggest test so far for Prime Minister Abiy Ahmed. The election, delayed from last year, is at the heart of a reform drive by Abiy, whose rise to power in 2018 seemed to signal a breach of decades of authoritarian rule and led to him winning the Nobel Peace Prize the following year. He described the vote as "the country's…

Libyan Prime Minister Dbeibah is reopening the main road

The Libyan interim government has reopened a major highway connecting the country's long-divided eastern and western cities, in the latest attempt to reunite the territories after years of civil war. The announcement comes three days before an international conference on Libya, which will host Germany and the United Nations in Berlin. "I am so pleased to be part of the opening of this essential lifeline that links the east of our country to its west," Libyan Prime Minister Abdul Hamid Mohammed Dbeibah…

Maxay DF ka tiri dib u dhaca booqashada wasiirka arrimaha di…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa faah faahin ka bixiyey dib u dhaca ku yimid safarka wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ee ku aadanaa booqashadiisa Soomaaliya. Wasiirka oo ka qeyb-galayay Barnaamijka One on One ee Teleefishinka TRT ayaa shaaca ka qaaday inay nasiib xumo ku timid baaqashada socdaalka wasiir Mevlüt Çavuşoğlu. Ma shaacin wasiirku xilliga rasmiga ah ee uu…

Sarkaal ka tirsan ciidanka Gorgor oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxay toogasho xalay Caasimadda Muqdisho loogu geystay sarkaal ka tirsanaa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ay tababartay dowladda Turkiga. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray, Maxamed Cali Yarami ayaa waxaa lagu dilay gudaha degmada Wadajir, sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Wararka ayaa sheegaya in kooxo ku hubeysan bistoolado…

Aqriso: Qorshaha amniga doorashooyinka qaran oo xalay shaaca…

Muqdisho (Axadle) – Xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyey qorshaha qaran ee amniga doorashooyinka dalka oo ka kooban 17 bog, ayada oo dalka uu aadayo doorasho dadban. Waxaa sidoo kale la dhisay Guddi Amni oo ka kooban 9 xubnood, mas’uulna ka ah amniga doorashada, uuna hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubnaha ay ka mid yihiin Taliyayaasha Booliska Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka, iyo Taliyaha Booliska AMISOM. Guddiga Amni ayaa…

Xubno ka tirsan guddiyada doorashada oo lagu eedeeyey inay d…

Beled-Xaawo (Axadle) – Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) ayaa sheegaya inay dad dembiileyaal ahi ku jiraan Guddiyada Doorashooyinka Qaranka, gaar ahaan Xubnaha Jubbaland ku metelaya Guddiyada Doorashooyinka. Afhayeenka oo ka soo muuqday Warbaahinta ayaa sheegay inay dadka uga digayaan waxa lagu sheegay buu yiri Guddi Doorasho oo laga soo diray Magaalada Kismaayo. “Digniin, waxaan ummadda Soomaaliyeed…

Maxay tahay tallaabada ay qaaday xukuumadda Rooble ee Farmaa…

Muqdisho (Axadle) –Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa madaxtooyada ku qaabilay xubno ka tirsan golaha wasiirrada Soomaaliya iyo maamulaha shirkadii maanta dalka Itoobiya u dhoofisay Kalluunka, kadib markii uu dhacay heshiis ay dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya isku dhaafsanayaan Kalluunka iyo Qaadka. Farmaajo waxa uu soo dhaweeyey heshiiskaas, isagoo xukuumadda ku amaanay waxa uu ugu  yeeray, “awood-siinta…

Faah-faahino kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dha…

Muqdisho (Axadle) –Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax caawa ka dhacay agagaarka isgoyska Taleex ee degmada Hodan, kaas oo la soo werinayo inuu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey hal qof aya ku dhaawacmay qaraxaas, halka warar soo baxaya ay sheegayaan inay jirto dhimasho. Qaraxa oo haleelay gaari Surf ah ayaa warar kala duwan waxay ka soo baxayaan nooca uu ahaa, waxaana weli la kala xaqiijin inuu ahaa…

Fiqi oo ka hadlay heshiiska ay Soomaaliya kalluunka ugu bedd…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka amniga Galmudug, Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu si yaab leh uga hadlay heshiiskii ay maanta kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia, kaasi oo qaadka Ethiopia lagu bedelanayo Kalluunka Soomaaliya. Heshiiska oo saaka lagu saxiixay gudaha garoonka Caasimadda Muqdisho ee Aadan Cade, ayaa waxa uu Fiqi ku tilmaamay mid aan baahi badan loo qabin, marka loo eego faa’iidada labada badeeco ee la…