Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Wararkii ugu dambeeyey khaaaraha dabeylo ku dhuftay

Kismaayo (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose aya sheegaya in saacadihii la soo dhaafay xeebaha gobolkaas ay ku dhufteen dabeylo xoogan  oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho & burbur hantiyeed, sida ay shaacisay Jubbaland. Dadka dhintay ayaa ahaa kalluumeysato, waxana la qalibmay doomihii ay saarnaayeen, halka uu buurbur xoog leh soo gaaray guryo ku agdhowaa xeebta magaalada Kismaayo. Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Jubbaland, Mudane Cabaas Cali Ibraahin oo ka warbixiyey…

Lafta Gareen oo war la yaab leh kasoo saaray

Baydhabo (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay munaasabad u sameeyey Senataradii lagu doortay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay qaabka ay ku billowdeen doorashooyinka dalka, gaar ahaan tan Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya. Ugu horreyn Lafta Gareen ayaa dardaaran u jeediyey sideeda Senatar ee Koonfur Galbeed ku metalaya Aqalka Sare, isaga oo ugu baaqay inay ka…

Joe Biden oo si yaab leh uga hadlay xaaladda

Washington (Axadle) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan, isaga oo sheegay inuu weli ku adkeysanayo siyaasaddaas, ayna tahay xilligii ay ka tegi lahaayeen dalkaas, 20 sano oo dagaal ah kadib. “Waxaan ahay madaxweynaha Mareykanka, mas’uuliyaddana anigaa leh,” ayuu yiri Biden oo khudbad aad loo sugayey ka jeediyey Aqalka Cad, kadib maalmo uu ka aamusnaa xaaladda Afghanistan. Biden ayaa…

Ma la aamini karaa JANAN, muxuuse damacsan yahay?

Wasiirkii hore ee amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo dhawaan heshiis la galay dowladda federaalka, gaar ahaan garabka Farmaajo ayaa mar kale dib uga gurtay heshiiska, wuxuuna ku biiray mucaaradka ka soo hor jeeda Farmaajo ee ku sugan Caasimadda Muqdisho. Sida aan xogta ku helnay Janan ayaa lasoo xiriiray xubno mucaaradka ka tirsan, gaar ahaan hoggaanka xisbiga Wadajir iyo siyaasiyiin kale, wuxuuna sheegay inuu dareemayo cadaadis,…

Xog: Madaxweyne Qoor Qoor oo iska wareejiyey

Dhuusamareeb (Axadle) – Ilo-wareedyo kala duwan ayaa Axadle u sheegay in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye uu iska wareejiyay go’aanka kursiga Beesha Sacad ee Aqalka Sare, oo loolan xooggan uu ka taagan yahay. Kursigan ayaa waxaa u taagan Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, waana mid ka mid ah kuraasta ugu loolanka adag Aqalka Sare. Wararka aan ka helayno Dhuusamareeb…

Wararkii ugu dambeeyey ee Kabul iyo militariga

Kabul (Axadle) – Millateriga Mareykanka ayaa si deg deg ah u joojiyey daad-gureyntii ciidamada iyo diblumaasiyiintiisa ku sugan Caasimadda Afghanistan ee Kabul, kadib markii ay kumanaan qof oo rayid ah soo buux dhaafiyeen garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Sida ay ku warameyso wakaalada Reuters, kumanaan qof oo rayid ah oo quus ka taagan inay ka qaxaan Afghanistan ayaa xiligaan hakad geliyay duulimaadyadii daad-gureynta ee ay wadeen millateriga Mareykanka. Rabshadaha ka dhashay arrintaas, ayaa waxaa lagu soo waramayaa…

Ciidamada Janan oo laga qaaday gaadiidka dagaal

Doolow (Axadle) – Waxa maanta xal kama dambeys ah laga gaaray xiisadii dagaal ee maalmihii u dambeeyay ka taagneyd degmada Doolow ee gobolka Gedo, sida ay ilo xog-ogaal ah u sheegen Axadle. Xiisada dagaal oo u dhaxeysay Ciidamada dowladda Soomaaliya ay hore u geysay degmada Doolow iyo ciidamadii uu kal hore dowladda ku wareejiyay wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan, kuwaasi oo gadood xoogan ka sameeyay degmada. Odayaasha…

Zambian opposition leader Hichilema wins

In the bitterly disputed presidential election in Zambia, business magnate and veteran opposition leader Hakainde Hichilema won a landslide. After a campaign dominated by the country's economic misery and marked by sporadic violence, Hichilema received 2,810,757 votes against 1,814,201 President Edgar Lungu, according to near-final results. Lungu acknowledged the defeat and said he congratulated "my brother ... Hichilema on becoming the seventh Republican president." In a national television address,…

France terminates military cooperation agreement

Paris has suspended an agreement on military cooperation between France and Ethiopia, sources said on Friday in the middle of the ongoing conflict in the north of the African country. The agreement between Prime Minister Abiy Ahmed and President Emmanuel Macron in March 2019 was terminated in early July. Macron and Abiy had signed an agreement in which France would borrow 85 million euros ($ 100 million) to support Ethiopia's ambition to build a navy. Abiy was awarded the Nobel Peace Prize in 2019 for…

Libyan delegates start a new round of talks for

Delegates from war-torn Libya on Wednesday launched a new round of UN-led talks via video conferencing in order to reach a compromise ahead of planned elections in December. The meeting comes six weeks after unsuccessful negotiations in Switzerland between the 75 participants from all sides gathered for Libya's political dialogue forum. The United Nations Support Mission in Libya was forced to admit that the session failed after four days due to a lack of consensus among the delegates. On Wednesday,…