Mishiinka Cusub Ee Zidane Ka Istaadhay Real Madrid, Xiddiga
Markii ay BBC-dii weerarka ee Karim Benzema, Gareth Bale iyo Cristiano Ronaldo ay dhalinayeen goolasha ugu badan ee Real Madrid ee ay…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Markii ay BBC-dii weerarka ee Karim Benzema, Gareth Bale iyo Cristiano Ronaldo ay dhalinayeen goolasha ugu badan ee Real Madrid ee ay…
Bruno Fernandes oo Manchester United kusoo biiray bishii January ee sannadkii hore, waxa uu isbeddel ku sameeyey qaab ciyaareedkii kooxda, isagoo dib…
Kabtanka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain ee Sergio Ramos ayaa lagu soo warramayaa in laga bedelay qorshihii ahaa inuu saxaafada…
Xulka gobolka daad-madheedh ee uu hoggaanka u ahaa tababare diri-dhaba ayaa ugu dambayn kusoo guuleystay koobka tartanka gobollada Somaliland ee muddooyinkii ugu…
Manchester City ayaa cabasho u gudbisay Sky Sports ka dib markii khabiirkooda Roy Keane uu ku tilmaamay Kyle Walker ‘doqon’ intii ay…
Kooxda Manchester City ayaa ka cadhootay hadal xoogan oo uu khabiirka kanaalka Sky Sports ee Roy Keane ahna halyeeyga kooxda ay xifaaltamaan…
Halyeeyga kubadda cagta Talyaaniga ee Antonio Cassano ayaa dareenkiisa ka dhiibtay xaalada kooxda Barcelona gaar ahaan xaqiiqada ah inay suuqii xagaaga fasaxeen…
Ciyaaryahanadda xulka qaranka Gabon ayaa muddo lix saacadood ah lagu haystay garoonka diyaaradaha ee Gambia xilli ay doonayeen inay waddankaas la ciyaaraan…
Leeds UNited ayaa baraha bulshada ugu jawaabtay Madaxweynaha muddadiisu sii dhamaanayso ee waddanka Maraykanka ee Donald Trump, kaas oo baraha bulshada ka…
Jamaahiirta Chelsea ayaa ka war helay in saxeexdooda cusub ee Ben Chilwell ay suurtogal tahay inuu in muddo ah garoomada ka maqnaado…
Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa dib ugu laabtay ka sheekaynta sidii aan wanaagsanayn ee uu kusoo dhamaaday waayihiisii Barcelona oo…