Saadaashii ugu dambaysay 2020: Supercomputer ayaa la sii daayay
Liverpool ayaa halgan ugu jirta sidii ay u difaacan lahayd horyaalka sanadkii hore kadib 30 sano oo haraad ah, waxayna…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Liverpool ayaa halgan ugu jirta sidii ay u difaacan lahayd horyaalka sanadkii hore kadib 30 sano oo haraad ah, waxayna…
Xiddiga Jarmalka Toni Kroos ayaa aaminsan in kabtanka kooxda Barcelona Lionel Messi uusan u qalmin inuu ka mid noqdo seddexda…
Goolhayihii hore ee Arsenal iyo Chelsea Petr Cech ayaan u adkeysan karin cadaadiska kaga imanaya kooxdiisii hore ee Gunners, wuxuuna…
Tababaraha kooxda Everton Carlo Ancelotti ayaa shaaca ka qaaday in uu iska diiday fursad uu tababare ugu noqon lahaa kooxda…
Xiddiga reer England ee Kieran Trippier ayaa la dul dhigay ganaax 10-todobaad ah iyo ganaax lacageed kadib markii uu jabiyay…
Arsenal ayaa raadineysa xalka dhibaatada Real Madrid waxayna ku adag tahay inay iska fasaxdo Zidane. Tababaraha cadaadiska saaran Mikel Arteta…
Maalin wanaagsan akhristayaashayada sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqa kala iibsiga ayaa dib u furmi doona…
Horyaalada waaweyn ee yurub ayaa wali ku jira qulqulo leh jadwal ciriiri ah maxaa yeelay xili cayaareedkan waa ka duwan…
Tababarihii hore ee kooxda Arsenal Unai Emery ayaa rikoor cusub u dhigay kooxda reer Spain xilli ay kooxdiisii hore marayso…
Kooxda difaacaneysa Premier League ee hore Liverpool ayaa umuuqata inay heshay saxiixooda ugu horeeya bisha Janaayo iyadoo ay jiraan warar…
Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa soo saaray warar sheegaya in Arsenal ay ceyrin karto Mikel Arteta, kaasoo la shaqeynayay…