Carlo Ancelotti ayaa lagu eedeeyey inuu been kusoo xero-geliyey ciyaartoy kaddibna uu kaydka u diray, xidhiidhkana u jaray.Weeraryahanka reer Norway ee Josh King ayaa ku eedeeyey tababaraha Talyaaniga ah ee Joshua King, in uu ku guubaabiyey inuu kusoo biiro kooxdiisii hore ee Everton oo uu si xor ah ugu yimid, isagoo u ballan-qaaday bishii February inuu ciyaarsiinayo, isla markaana heshiis waqti gaaban ah ka saxeexay bishii February.Laacibkan ayaa ka yimid Bournemouth waxaanu ku biiray Everton, laakiin waxa kaliya lagu soo…