Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Labada Xiddig Ee Ugu Wanaagsan Talyaaniga Oo La Magacaabay Ka Hor
Xiddigaha ugu wanaagsan xulka qaranka Talyaaniga ayaa la magacaabay xilli ay daqiiqado ka hadhsan yihiin kulanka finalka Euro 2020 ee England.Talyaaniga ayaa haysta ciyaartooyo badan oo heersare ah oo boosas kala duwan ka ciyaaraya, kuwaas oo isugu jira xiddigo ruug-caddaa ah iyo da’yar calankoodu taagan yahay oo hadda uun madaxa la galay waqitigii ay kubaddoodu qaangaadhka noqonaysay.Glenn Hoddle ayaa qiimayn ku sameeyey ciyaartoyda xulka Talyaaniga ee ka qayb-gelaya tartanka Euro, waxaanu kala soo baxay labada ciyaartoy ee…
TOP 10: Tobankii Goolhaye Ee Ugu Wanaagsanaa England, Halka Uu Kaga
Waa kuma goolhayihii ugu wanaagsanaa taariikhda xulkaqaranka England, halkee ayuu se Jordan Pickford kaga jiraa? Waa su’aal sababtay in dib loogu noqdo illaa qarnigii 20aad, si loosoo ururiyo xogta goolhayeyaashii ugu fiicnaa ee Ingiriiska soo maray.Jordan Pickford oo ah goolhayaha xulka qaranka England ee hadda, isla markaana bandhig fiican ka sameeyey tartanka Euro oo hal gool oo kaliya laga dhaliyey, ayaa sabab u ahaa in qiimayntan la sameeyo, iyadoo lasoo xulay 10kii laacib ee ugu wanaagsanaa marka laga eego tirada …
Kane, Shaw Mise Sterling? Rio Ferdinand Oo Magacaabay Xiddigii Ugu
Halyeyga England ee Rio Ferdinand ayaa magacaabay xiddigii ugu fiicnaa xulka qaranka England intii uu socday tartanka qaramada Yurub ee ay ciyaartii ugu dambaysay ee Finalka caawa la ciyaarayaan Talyaaniga.Ingiriiska oo u dagaallamaya koobkiisii ugu horreeyey tan iyo 1966kii, waxa uu haystaa ciyaartooyo da’yar u badan oo wanaagsan, waxaana hormood u ah Harry Kane oo dhaliyahooda ah, Raheem Sterling, Maguire oo difaaca soo adkeeya iyo Luke Shaw oo isaguna bandhig heersare ah muujiyey.Ka hor inta aan la gaadhin ciyaarta ugu…
Trippier starts the Euro 2020 final
Gareth Southgate is expected to recall Atletico Madrid right-back Kieran Trippier to England's starting line-up for Sunday's Euro 2020 final against Italy.Trippier has not started a game since the 16th victory over Germany, where he was placed as a right-back as England switched to a 3-4-3 to counter the threat of wing-backs Robin Gosens and Joshua Kimmich.Trippier impressed against Germany / Robbie Jay Barratt - AMA / Getty ImagesWell, according to The Telegraph, we'll see something similar. Trippier is expected to return…
Patrick Vieira to plunder Arsenal & Man City for Palace goals
Exclusive - Crystal Palace boss Patrick Vieira hopes to use his ties with both Arsenal and Manchester City to gain an advantage in the pursuit of a number of potential goals.Vieira, who replaced Roy Hodgson at Selhurst Park this summer, has been commissioned to lead a mass build-up at the Palace after no fewer than 12 senior players left after their contracts expired.French star Michael Olise has already been lured from Reading, but those in charge at Palace know that many more gigs are needed. Football manager Dougie…
GO’AAN: Maamulka Horyaalka La Liga Oo Talaabo Xasaasi Ah Ka Qaaday
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay talaabo muhiim ah ka qaaday arrimaha heshiis kordhinta ee xiddigeedii hore ee Lionel Messi kaas oo 11-kii maalmood ee ugu dambeeyay koox la’aan ah kaddib markii qandaraaskiisii Camp Nou dhacay.Walow uu Messi haatan koox la’aan yahay haddana dareenka ayaa markasta ah inuu heshiis cusub u saxeexayo Barcelona iyagoo xilli horeba kooxda isla meel dhigay waxkasta.Hadda waxa ay u muuqataa in kaliya wakhti inaga xigo inta si rasmi ah loo shaacinayo heshiiska cusub ee uu 34 sano…
Di Lorenzo looked like a backup of Wan Bissaka
Manchester United are believed to be interested in Italian star Giovanni Di Lorenzo, as they want to add an experienced right-back to their squad this summer. United's squad is gradually coming together, with a new contract for Edinson Cavani and Jadon Sancho's imminent arrival, which means they look good in the final third. However, that's a different story further back, as they have no real competition for right-back Aaron Wan-Bissaka. He was a virtual gift for United last season, starting 34 times in the Premier League…
AKHRISO: Kala Sarreynta Ballon d’Or Ee Maanta, Haddii Messi
Waxa lasoo saaray qiimaynta iyo fursadaha kala duwan ee maanta loo kala haysto abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan 2021 xilli ay tartamada caalamiga ahi bedeleen wax badan oo ku saabsan kala sarreynta qaabkii kubadda cagta heer kooxeed kusoo dhammaatay.Sababta ugu weyn ee qiimaynta cusub maanta loosoo saaray ayaa ah in kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi uu kusoo guuleystay xalay koobkiisii ugu horreeyay ee caalami ah isaga oo Copa America lasoo hantay.Kala sarreyntan ayaa ah mid uu sida cidkasta filan karto maanta…
Waa Kuma Xiddiga Ingiriiska Ah Ee Roberto Mancini Uu Sida Gaarka Ah
Roberto Mancini ayaa ciyaartoyda xulkiisa Talyaaniga uga digay hal ciyaartoy oo ka tirsan xulka qaranka England, kaas oo uu u sheegay inay taxadar dheeraad ah ka yeeshaan, isla markaana aanay wax fursad ah siinin.Talyaaniga oo aan laga badinin 33kii ciyaarood ee ugu dambeeyey dhamaan tartamada ayaa finalka Euro la ciyaaraya xulka England oo markii u horreysay muddo 55 sannadood ah yimid finalka.England ayaa hal gool oo kaliya laga dhaliyey intii uu socday tartanka Euro, waxaanay soo garaaceen Germany, Ukraine iyo Denmark ka…
Lionel Messi & Neymar Oo Abaalmarintii Ugu Weyneyd Copa America
Go’aan aan hore looga baran ayay gaareen xiriirka kubada cagta Latin America ee loo yaqaano CONMEBOL iyagoo ku dhawaaqay in kabtanka Argentina Lionel Messi iyo xiddiga Brazil Neymar inay kuwada guuleysteen abaalmarinta Xiddigii ugu fiicnaa koobka Copa America oo ay Argentina ku guuleysatay.Argentina ayaa ciyaartii finalka ee Copa America waxay garoonka Maracana ku garaacday Bazril iyagoo koobka qaaday markii ugu horeysay muddo laga joogo 28 sannadood, waxayna uga mahadcelinayaan gool uu u saxiixay Angel di Maria.Laakiin…