Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

The Hornets want to land Stryger Larsen

Exclusive - Watford hope to convince Euro 2020 star Jens Stryger Larsen to move to the Premier League.The 30-year-old has impressed Denmark this summer and helped his country reach a surprising semi-final before being eliminated by England after extra time at Wembley. He excelled at playing right back while driving through the tournament.90min understands that Watford are now ready to push through an agreement for Larsen - who has made 140 appearances for the club in all competitions after playing for Brondby, FC…

Antonio Conte Oo Magacaabay LABADA Xiddig Ee Talyaanigu Iska Ilaalin

Tababarihii hore ee kooxaha Juventus, Chelsea, Inter Milan iyo xulka Talyaaniga ee Antonio Conte ayaa u sheegay tababare Mancini iyo xiddigaha Talyaaniga laba ciyaartoy oo Ingiriis ah oo jidh ahaan xooggan oo ay tahay inay ka taxadaraan kulanka finalka Euro 2020 ee Axadda.Talyaaniga oo rikoodheyaal kusoo garaacay Spain ayaa waajahaya England oo kasoo badisay Denmark, waxaana fiidnimada Axadda ay isku haleeli doonaan Wembley oo ay kasoo xaadiri doonaan in ka badan 60,000 taageere oo Ingiriis yihiin badankoodu.England oo aan…

PSG Oo Halis Ugu Jirta Ganaax, Lacagta Ay Suuqa Gelisay Oo 250 Milyan

Kooxda kubadda cagta PSG ayaa suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan waxay suuqa gelisayy lacag ka badan 250 milyan oo Euro oo iskugu jira lacago ay kula soo wareegtay ciyaartooyo, gunnooyin ay siisay ciyaartooyda sida bilaashka ah ugu imanaya iyo gunnooyin.PSG oo aan wali heshiis cusub la gaadhin xiddigeeda da’da yar ee Kylian Mbappe oo 11 bilood ka hadhsan yihiin waqtiga uu dhacayo qandaraaskiisu, ayaa waxa la sheegay inay halis ku jirto oo ay suurtogal tahay inay jabisay sharciga dhaqaale wanaagga UEFA ee FFP.Paris…

Euro 2020 final: Italy’s strengths and weaknesses

While England fans believe that football is finally coming home and Gareth Southgate is the man destined to end a 55-year drought without a big trophy, it is a matter of a real cup final that must be endured first. All this confidence, hovering and optimism that the three lions experience on the way into the Euro 2020 agreement, yes, Italy also enjoys - and then some.Roberto Mancini's side immediately announced themselves as the new favorites with a series of astonishing screens in the group stage, and they have lived up to…

SAWIRRO: Ciyaaryahanadda Xulka Talyaaniga Oo Ka Degay London & Maskaxdii

Ciyaaryahanadda xulka qaranka Talyaaniga ayaa mar dhoweyd soo gaadhay magaalada London iyadoo uu ka maqan yahay maskaxdii kaabaysay tababare Roberto Mancini oo lagaga yimid waddanka Talyaaniga, halkaas oo ay ciyaartoydu tababarka ku qaadanayeen maalmihii ugu dambeeyey.Azzurri oo tababarka ku qaadanayay xarun ku taalla Florence ayaa gellinkii dambe ka degay magaalada London, xilli ay isku soo diyaariyeen kulanka Finalka Euro 2020 ee ay England wada ciyaari doonaan habeen dambe.Sawirrada laga qaaday ciyaartoyda iyo…

“Neymar Wuu Ogyahay In Aan Waalli Ku Ridayo CAAWA, Waa In Lagu

Finalka Copa America ayay caawa ku kulmayaan waddamada Brazil iyo Argentina, waxaana iska hor imanaya ciyaartooyo isku kooxo u ciyaara oo meel iska dhigi doona saaxiibtinimadooda isla markaana halgan isla geli doona iyadoo uu mid walba u dagaallamayo sidii uu waddankiisa guul u gaadhsiin lahaa.Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Argentina ee Leandro Paredes ayaa digniin u diray Neymar oo ay PSG u wada ciyaaraan, waxaanu u sheegay, inuu iska illoobi saaxiibtinimadooda oo uu ku talo-galo in loollan adag.Leandro Paredes waxa kale…

Anthony Martial was ridiculed by Thibaut Courtois

As a professional football player, you will probably get used to being told and moaned by the club's fans when things do not really go your way.While the criticism from your own fans will obviously hurt, it may be even worse than what rival club supporters laugh at your misfortune.Still, it's at least nice to know that other professional players know exactly what you'm going through and would never even consider joking around with you. Right?No, no, not exactly.Since moving to Manchester United in 2015 for a deal…

Leicester transfer news: Ryan Bertrand agreed

Ryan Bertrand has put paper on paper in a contract with Leicester City after his contract with Southampton expired.The left-back revealed that he would leave the Saints earlier this summer after seven years with the South Coast club.Bertrand played over 200 Premier League games for Southampton, who originally agreed on loan from Chelsea in July 2014 before moving to St. Petersburg. Mary's permanent the following year. The 31-year-old arrived within 90 minutes of helping the Saints to his first domestic cup triumph of the…

Miyuu Xulka Talyaanigu Cabsi Ka Qabaa Inuu England Kula Ciyaarayo

Daafaca dhexe ee xulka qaranka Talyaaniga ee Leonardo Bonucci oo kamida xiddigaha dalkiisa kuwooda ugu khibrada badan ayaa ka hadlay Final-ka Euro 2020 ee ay habeen dambe la ciyaarayaan England.Bonucci ayaa shaaca ka qaaday in xulkiisa Talyaanigu uusan cabsi ka qabin xulka lagu naanayso saddexda libaax oo isagu haysta faa’idada ah in lagu ciyaarayo dalkiisa gaar ahaan gegida Wembley Stadium ee magaalada London.Bonucci ayaa ah mid ku jira xaalad kalsooni leh xilli xulka Azzurri uu isku diyaarinayo Final-kii labaad ee saddex…

Max Aarons & Denzel Dumfries directed

Exclusive - Everton are keen to strengthen their options on the right side of the defense, with Norwich's Max Aarons and Euro 2020 star Denzel Dumfries' two primary goals.Toffees will be led into the 2021/22 campaign by former Liverpool boss Rafa Benitez, following Carlo Ancelotti's surprise departure to former club Real Madrid.Assembling a squad that can challenge for continental qualifiers has long been one of Everton's ambitions, and that pressure will continue this summer as Benitez and football manager Marcel Brands…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More