Xulkii Ugu Horeeyay Ee Ka Hadhay Euro 2024.

Xulka Poland ayaa noqday xulkii ugu horeeyay ee macasalaameeyay tartanka Euro 2024.

Tartanka Euro 2024 ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo lagu raaxaysanayo tartaka.

Xulka Poland ayaa guuldaro kala kulma xulka Austria kulan ka tirsanaa tartanka Euro 2024.

Sidaas darteed xulka Robert Lewandowski ee Poland ayaa ka hadhay tartanka xiisaha leh ee ka socda Germany.

Poland ayaa sidaas ku noqday xulkii ugu horeeyay ee tartanka ka hadha maadama laga badiyay labadii kulan ee ay ciyaareen.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More