WARBIXIN: Xulalka Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Taariikhda Euro Oo La Soo Saaray.

Tartanka Euro ayaa ah mid joogto loo qabtay dhawrkii Sano Hal mar Muddo 64 Sano.

Tartankii ugu horeeyay ee Euro ayaa la qabtay 1960 iyada Oo uu Marti galiyay dalka France.

Sanadihii la Ciyaaray tartanka waxa Laga dhaliyay 841 gool.

Tartanka ayaa ka qaban Doonaa qaybtiisii 16-aad tan ilaa markii la bilaabay tartanka.

Xulka Qaranka Germany ayaa ah xulka tartanka ka dhaliyay goolasha Ugu Badan taariikhda tartanka iyaga Oo ka dhaliyay 78 gool.

Waxa ku xiga xulka France Oo dhaliyay 69 gool waxana ku xiga xulka Spain Oo dhaliyay 68 gool.

Waxa ku xiga xulka Netherlands Oo dhaliyay 65 gool.

Halkan kaga bogo xulalka goolasha Ugu Badan ka dhaliyay Euro-da.

Germany – 78

France – 69

Spain – 68

Netherlands – 65

Portugal – 56

Italy – 52

England – 51

Czech Republic – 48

Denmark – 42

Russia – 40

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More