Shaxda Ugu Fiican Ee Laga Sameeyay Xiddigaha Ka Qayb Galay Euro 2024 Ee Ka Ciyaara Premier League.

Tartanka Euro 2024 ayaa maanta bilaaban doona iyada oo xiddigo badan isha ku hayaan ka qayb galka tartanka.

Waxa jira xiddigo badan oo ka ciyaara horyaalka premier League oo ka qayb gali doona tartanka Euro 2024.

Wargayska Mundo Deportivo ayaa shax ka sameeyay xiddigaha ugu fiican ee premier League ka qayb gali doona tartanka Euro 2024.

Horyaalka premier League ayaa ka mid ah horyaalada ay ka ciyaaraan xiddiga ugu fiican adduunka.

Kooxaha Man City, Liverpool, Man United, Arsenal, Everton ayaa shaxda ku leh xiddigaha premier League ka ciyaara ee ka qayb galaya tartaka Euro 2024.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More