Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

French Far-Right Leader Confronts Mbappe Over His Euro 2024 Statements

Kylian Mbappe's critique of French political dynamics rattled Jordan Bardella, leader of a far-right group. Jordan Bardella, a political figure, expressed disapproval after Kylian Mbappe denounced extremism in French politics at the Euro 2024 preamble against Austria. Footballer Marcus Thuram echoed similar sentiments. He implored citizens to thwart the rise of Bardella's National Rally in the looming July elections. Supporting Thuram's stance, Mbappe, at a media briefing, endorsed similar principles without directly…

adwalka Man United Ee Premier League Oo Dhamaystiran

Kooxda Man United ayaa ogaatay jadwalka premier League ee xilli ciyaareedka cusub. Man United ayaa bilaabi doonta xilli ciyaareedka iyada oo ciyaari doonta 16 bisha August oo ku beegan habeen jimce ah iyaga oo la ciyaari doona Fulham. Man United ayaa kadib la ciyaari doonta kooxaha Brighton iyo Liverpool si ay u dhamaystiraan bisha ugu horaysa ee horyaalka premier League. Halkan Kaga Bogo jadwalka Man United oo dhamaystiran: August Date Kick-off time (UK) Fixture 16/08/2024 20:00 Man Utd v Fulham 24/08/2024…

DEG-DEG: Kyalina Mbappe Oo Seegaya Kulanka Soo Socda Ee Xulka France.

Xiddiga weerarka uga ciyaara xulka qaranka France ee Kylian Mbappé ayaa seegi doona kulanka Netherlands ee tartanka Euro 2024. Xiddiga Kylian Mbappé ayaa ku dhaawacmay kulankii uu xulkiisu ka badiyay Austria kulan ka tirsanaa Euro 2024. Xiddiga ayuu dhaawac jab dhanka sanka ah ka soo gaadhay kulanka iyada oo dakhtarka la geeyay kadib ciyaartii Austria. Haatan waxa la sheegayaa in uu Kylian Mbappé seegi doono kulanka xiga ee Netherlands sabab la xidhiidha dhaawaca soo gaadhay. Si kasta ha ahaatee xiddiga ayaa kulamada…

Kicking Off the Premier League: Who Faces the Toughest Opening Weekend Challenge?

The newly unveiled Premier League schedule for the 2024-25 season highlights the rigorous start awaiting some teams. The reigning champions, Manchester City, gear up for a challenging clash against Chelsea at Stamford Bridge on August 18. This comes amidst their pursuit of a fifth straight Premier League title. Although City triumphed in their opening games for 12 of the past 13 years, their only hiccup was a 1-0 defeat to Tottenham in the 2021-22 season. On the other end, Chelsea embarks on a historic match, facing off…

Arsenal Oo Loo Sheegay Waxa Ay U Baahantahay Hadii Ay Doonayaan In Ay Ku Guulaysato Premier League.

Didi Hamann ayaa aaminsan in Arsenal ay u baahan tahay inay la soo wareegto weeraryahan cusub si uu u bedelo Kai Havertz si ay ugu guulaystaan horyaalka premier League. Arsenal ayaa 2 jeer ku dhawaatay ku guulaysiga premier League iyada oo kula tartantay Man City labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay. Gunners ayaa si weyn loola xidhiidhinaya Weeraryahan kuwaas oo ku dhibaatooday xilli ciyaareedkii la soo dhaafay. “Kai Havertz waxa uu soo qaatay xilli ciyaareed cajiib ah”ayuu Hamann yidhi. “Havertz ayaa xiddig…

Copa America 2024: Will Messi Propel Argentina to Sustain Their Dominant Streak?

Argentina approaches the 2024 Copa America, not just as the current champions but also as the victors of the World Cup. As they defend their title, they carry the weight of dual triumphs. After 28 grueling years, Argentina clinched a significant international trophy by winning the 2021 Copa America. With matches partly played without spectators due to the pandemic, Lionel Messi dazzled throughout the tournament in Brazil, contributing nine times. However, it was Angel Di Maria who emerged as the hero in the final against…

DEG-DEG: Kulamada Furitaanka Premier League Xilli Ciyaareedka 2024/2025 Oo La Soo Saaray.

Maamulka premier League ayaa soo saaray jadwalka horyaalka premier League xilli ciyaareedka 2024/2025. Kooxaha premier League ayaa ogaaday kulamada furitaanka ee lagu furi doono xilli ciyaareedka cusub. Man City ayaa difaacashada Premier League ku bilaaban doonta kulan ay la ciyaari doonto kooxda Chelsea kaas oo ah kulanka ugu xiisaha badan bilowga tartanka. Dhinaca kale Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Wolves halka ay Man United la ciyaari doonto Fulham. Kooxda Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda Ipswich…

Mbappe Opts Against Surgery Following Nasal Fracture in Victory Over Austria

Kylian Mbappe's European Championship debut didn't go as planned, exiting France's first match due to injury. The French star suffered a broken nose during Monday's clash with Austria but fortunately won't need surgery. France eked out a 1-0 win against Ralf Rangnick's crew, thanks to an own goal by Max Wober from Mbappe's delivery. In an aerial tussle, Mbappe's face met Kevin Danso's shoulder, necessitating prolonged medical attention before he withdrew in the closing moments. On Tuesday, the French Football Federation…

Xaqiiqooyinka Jadwalka Premier League Oo Maanta la soo saaray.

Waxa la soo saaray jadwalka kulamada horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub. Kooxaha kala duwan ayaa ogaaday kulamadooda iyaga oo loo soo saaray jadwalka oo dhamaystiran. Halkan kaga bogo xaqiiqooyinka bilowga premier League. Kooxda chelsea ayaa ku bilaaban doonta horyaalka premier League kulan ay la ciyaarayso kooxda difaacanaysa horyaalka markii ugu horaysay tan ilaa 1971/1972 markaas oo ay guuldaro 3/0 ah kala kulmeen Arsenal. Lverpool iyo Southampton ayaa wajihi doona kooxaha u soo dalacay premier League…

McKenna Thrilled by Stellar Debut with Ipswich, Eagerly Anticipates Clashes Against Liverpool and Manchester City

Ipswich Town were on pins and needles for the 2024-25 Premier League schedule before discovering their initial clash would be with Liverpool. Kieran McKenna is thrilled about Ipswich Town kicking off their Premier League return against football giants like Liverpool and Manchester City. After a 22-year hiatus and under McKenna's guidance, Ipslam triumphed with back-to-back ascensions from League One to the Championship. The fresh fixture list, unveiled last Tuesday, confirmed that Ipswich will host Arne Slot's Liverpool…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More