Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Update: Xulalka U Gudbay Wareega 16 Euro 2024.

Tartanka Euro 2024 ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo xulal xaqiijisteen u bixista wareega 16. Inkasta oo aan wali la wada ciyaarin kulamadii 2-aad ee wareega Group-yada. Hadana waxa jira xulal diirada saaraya wareega xiga ee tartanka. Waxa jira xulal xaqiijistay u gudbista wareega 16 inkasta oo ay kulamo u dhiman yihiin. Halka kaga bogo xulalka u Gudbay Wareega 16. Spain Germany England

Wales Dismisses Page as National Football Team Manager

Following a spate of dismal performances, the reins have been yanked from Rob Page's grasp after a nearly four-year leadership of the Welsh football team. The Welsh Football Association relieved the 49-year-old of his duties following the squad's botched effort to clench a spot in Euro 2024. Page stepped in as interim head in November 2020, filling the breach left by Ryan Giggs, and was feted with the full manager's mantle in September 2022. Throughout his tenure, Page directed 45 matches, clinching victories in 15. He…

Arsenal Oo Go’aan Ka Gadhay Xiisaha Weeraryahan Dilaa Ah.

Arsenal ayaa si weyn loola xiriirinayay u dhaqaaqista weeraryahanka Sporting Lisbon Viktor Gyokeres usbuucyadii dhawaa, laakiin warbixin cusub ayaa muujineysa in Gunners ay ka labalabeyneyso inay buuxiso lacagta lagu burburin karo qandaraaska ciyaaryahanka. Gyokeres waxa uu ka mid ahaa ciyaaryahannadii ugu fiicnaa horyaalka Portugal xilli ciyaareedkii hore, isagoo dhaliyay 29 gool iyo 10 caawin 33 kulan oo uu u saftay Libaaxyada. Iyadoo loo eegayo qaab ciyaareedkiisa wacnaa, 26-sano jirkaan ayaa soo jiitay indhaha…

Xiddiga Ka Ciyaara Horyaalka Talyaanig Oo Sugaya Man United.

Manchester United ayaa la filayaa inay mashquul ku ahaato suuqa kala iibsiga xagaagan, waxaana ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay mudnaanta siin doonaan inay keenaan khad dhexe oo cusub oo ku weheliyaan Kobbie Mainoo. Iyada oo la xaliyay mustaqbalka Ten Hag man United ayaa bilowday in ay riixdo qorshohooda suuqa kala iibsiga iyo xoojinta kooxda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub. Hal ciyaaryahan oo lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Old Trafford xilli ciyaareedkii ugu horreeyay ee Ten Hag ayaa ahaa…

Yaa Hogaaminaya Gool- Dhalinta Euro 2024?, Xitaa Adiga Ayaa Yaabi Doona.

Tartanka Euro 2024 ayaa maraya meel fiican iyada oo lagu jiro kulamadii wareega 2-aad. Tartanka waxa ma qayb galaya xiddigaha ugu fiican qaarada yurub. Waxa laga dhaliyay goolal aad u tiro badan kulamadii ilaa haatan la ciyaaray. Arinta la yaabla leh ayaa ah In aanay jirin xiddigo Hogaaminaya gool Dhalinta tartanka. Xiddiga goolasha ugu badan dhaliyay ayaa ah Jamal Musiala kaas oo dhaliyay 2 gool ilaa haatan. Laakiin Goolasha sid khaldan la isaga dhaliyay (Own Goal) ayaa aad u tiro badan. Ilaa haatan tartanka waxa si…

Spalletti Admits Italy’s Narrow Loss Feels Fortunate: A Close Escape in Sports Mastery

Italy's manager, Luciano Spalletti, recognized that his team was outplayed by Spain during their Euro 2024 clash, becoming the underdogs in a 1-0 defeat marked by Riccardo Calafiori's unfortunate own goal. This historical mishap occurred midway through the second half in Gelsenkirchen, marking a first for Italy at the European Championship. Spain's dominance is underlined by their 20 shots and nearly 60% possession time, contrasting starkly with Italy's meager four attempts and scant expected goals. In lucid post-game…

Arsenal Oo Wajiga Looga Soo Dhuftay Dalab Ay Ka Gudbisay Badalka Zinchenko

Gunners ayaa dalabkii ugu horeeyay ka gudbisay daafaca bidix ee Fenerbahce Ferdi Kadioglu, sida ay ku warameyso warbaahinta Turkiga. Dalab 18 milyan ah ayaa miiska loo saaray 24 jirkaan, laakiin Arsenal ayaa tartan adag kala kulmeysa xiddiga heerka caalami ee dalka Turkiga – kaasoo Turkiga kala qayb galaya tartanka Euro isaga oo xiiso ka helaya kooxo sucuudiga ah iyo waliba Dortmund. Kooxda Arsenal ayaa isla markiiba laga diiday dalabka iyada oo kooxda reer Turkey ku qanacsan in uu xiddigu ka qaalisan yahay qiimahaas.…

Marsch Marvels at Messi’s Spectacular Display: ‘A Nightmare for Canada, Yet a Wonder to Behold’

Lionel Messi dazzled on the field as Argentina toppled Canada in the Copa America's kick-off match. The Argentine squad, reigning world champions, clinched a solid 2-0 victory in Atlanta, setting a high bar for their tournament campaign. Messi was instrumental, assisting on strikes from Julian Alvarez and Lautaro Martinez in the latter half of Thursday’s match. With his assist for Martinez, Messi marked his 17th Copa America setup, a record unmatched since 2011. He towers over competitors, with Angel Di Maria and Alexis…

Daawo: Messi Oo Khasaariyay Fursad Aan La Aamini Karin Kulankii Canada.

Xulka qaranka Messi ayaa guul muhiim ah ka gaadhay xulka Canada kulan ka tirsanaa furitaanka Copa America. Messi ayaa hogaaminayay xulka qarankiisa waxana uu ka caawiyay in ay guul ku bilaabato difaacashada tartanka. Xilli uu xulka Argentine ciyaarta ku hogaaminayso 1/0 ayuu Messi fursad u helay in uu dhaliyo goolkiisii ugu horeeyay ee tartanka sanadkan. Daqiiqadii 64-aad ayuu helay fursad cajiib ah oo uu xitaa u gooyay Goolhayaha Canada laakiin ugu dambayn khasaariyay fursadaha. Halkan Ka Daawo fursada uu Messi…

Argentina Continues Dominance in Copa America as Messi Shatters More Records

Lionel Messi has etched another record in the annals of the Copa America, becoming the event's most capped player. His feat was celebrated with a crucial assist that energized Argentina's robust victory. At the Copa America, Argentina resumed their dominant form, dispatching Canada with a convincing 2-0 scoreline. Fan expectations are soaring for the reigning world champions, and they embarked on their journey with a promising opener in Atlanta on Thursday. Julian Alvarez and Lautaro Martinez were the scorers, yet all…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More