Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Billy Gilmour a shock loan case

Rangers manager Steven Gerrard is keen to bring Chelsea star Billy Gilmour back to the club on loan next season.The 20-year-old, who switched Rangers to Chelsea in 2017, is expected to leave Stamford Bridge temporarily this summer, and his dazzling display in Scotland's goalless draw against England has given him a long list of suitors.Reports in England have suggested that Norwich City are at the front of a queue that also includes Leeds United and Wolves, but the Daily Record claims that Gerrard has made a late push to try…

Achraf Hakimi suspended to write from Inter

Inter look to make a significant profit on right-back Achraf Hakimi as PSG have agreed on terms for a deal worth 70 million euros (60 million pounds) for the Moroccan.Hakimi has had a formidable season since joining Serie A last summer, playing a key role in Nerazzurri's historic title win. They finally finished with the campaign 12 points from second place AC Milan, where Hakimi's seven goals and ten assists played a central role in getting them there.Stop it, Achraf Hakimi. ? pic.twitter.com/vsAgm7iORJ- 90min (@…

Real Madrid Oo Arsenal Weeraryahan Kula Tartamaysa, PSG Oo Chelsea Ka

Lionel Messi ayaan wali wax go’aan ah ka gaadhin mustaqbalkiisa Barcelona xilli kaliya hal toddobaad ka hadhay heshiiskiisa kooxda. (Marca)Manchester City ayaa ilaa xagaaga sanadka dambe iska sugi doonta Harry Kane haddiiba ay awoodi waydo inay xagaagan la saxeexato. (ESPN)Tottenham ayaa qorshaynaysa inay wadahadalo la bilawdo Nuno Espirito Santo oo ay hore uga saareen liiska macalimiinta ay doonayaan. (Football Insider)Everton kubad sameeyaheeda James Rodriguez ayay wakiiladiisu saxeexiisa u bandhigeen kooxaha Real Madrid,…

Waa Kuma Xiddiga Uu Madaxweyne Perez Doonayo Inuu Ka Diro Real Madrid

Sida ay sheegayaan warar cusubi, tababaraha cusub ee kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaysan wakhti badan ku qaadan inuu go’aanada qaar kaga soo horjeedsado madaxweyne Florentino Perez walow kooxda loo magacaabay kaliya horraantii bishan.Tababaraha ree Talyaani ayaa lagu soo warramayaa inuu Perez oo dhawaan kasoo kaxeeyay kooxda Everton ay isku khilaafeen qorshaha iyo waxa laga yeelayo garabka weerar ee kooxda ee Marco Asensio.Wargeyska Don Balon ayaa sheegaya in tababare Ancelotti uu jeclaan lahaa inuu dib usoo…

Waa Kuma Xiddiga LAMA FILAANKA Ah Ee Uu Saxeexiisa Lionel Messi Aadka

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa lagu soo warramayaa inuu xiisaynayo inay kooxdu la saxeexato da’yarka kooxda River Plate ee Julian Alvarez.21 sano jirkaas ayaa ahaa mid wacdarro kusoo dhigay kooxdiisa River Plate halka uu hadda xulka waaweyn ee Argentina ku metelayo Copa America, wargeyska Don Balon ayaa sheegaya inuu Leo ku qancay ciyaartiisa.Barcelona ayaa ahayd mid caan ku ah inay mudo badan la saxeexanaysay qaar kamida xiddigaha da’yarta ah ee ugu wanaagsan dunida, Alvarez ayaa u muuqda mid liiskaas ku…

The Kane hunt may be delayed this year

Manchester City will refuse to pay over the odds of getting Tottenham Hotspur striker Harry Kane this summer and are willing to wait 12 months if a deal cannot be made soon.Spurs have made a £ 100million bid plus at least one player for Kane, who has repeatedly expressed his desire to leave Spurs this summer, but their proposal is expected to be rejected by chairman Daniel Levy, who has made it clear he does not intend to sell Kane.Levy's logic stems from the fact that Kane still has three years left on his contract, so…

Lay’s RePlay initiative to build sustainable football pitches worldwide

Lay's has launched Lay's RePlay, a new global initiative in collaboration with the UEFA Foundation and streetfootballworld to reuse its empty packages to create sustainable football pitches, bringing joy to and uniting communities around the world.Up to five Lay's RePlay sites will open globally in 2021, with the first in Tembisa, South Africa. Others are planned to follow in communities in Russia, Brazil, Turkey and the United Kingdom.Great importance is attached to including community members and local organizations…

“Waa Mid Aad U Hibo Badan” – Mourinho Oo Xifaaltankii Arsenal Meel

Tababaraha kooxda AS Roma ee Jose Mourinho oo muddooyinkan ugu dambeeyay door khabiirnimo kaga shaqaynayay talkSPORT  ayaa amaan kala dul dhacay da’yarka kooxda Arsenal iyo xulka qaranka England ee Bukayo Saka.19 sano jirkaas ayaa u muuqda mid kamida xiddigaha da’yarta ah ee ugu wanaagsan Yurub wakhtigan kaddib markii uu xilli ciyaareedkii 2020-21 qaab fiican uga soo dhalaalay Arsenal halka uu hadda muujinayo waxa uu ku samayn karo heer qaran.Bukayo ayaa kulankii Czech Republic si lama filaan ah ugu soo bilawday balse guday…

Maxaa Iska Beddelay Tartanka Kabta Dahabka Ah Ee Euro 2020?

Laba gool oo rikoodheyaal ahaa oo uu dhaliyey kulankii France ayaa Cristiano Ronaldo sabab ugu noqday inuu ku dhamaysto ciyaartoyga ugu goolasha badan tartanka Euro 2020 wareeggiisa hore ee Group-yada.Xiddiga reer Portugal oo haystay saddex gool ayay u bilaabatay ciyaartii France ee Arbacadii, waxaana uu helay laba rikoodhe oo ka dhigay midka hoggaanka u haya tartanka kabta dahabka ah, waxaanu laba gool dhaafay ciyaaryahannadii ay isku midka ahaayeen.Romelu Lukaku iyo afar ciyaartoy oo qaarkood ay tartanka ka hadheen ayaa ku…

“Qof Walba Wuu Sugayay Goolashayda, Aniguna Culays Badan Ayaan

Karim Benzema ayaa hor yimid warbaahinta isaga oo faraxsan isla markaana u dabbaal-degaya labadii gool ee uu u dhaliyey xulkiisa France kulankii ay xalay barbarraha 2-2 wada galeen Portugal. Waxa uu ka warramay dareenkiisa kaddib ku dhowaad lix sannadood oo aanu wax gool ah u dhalin dalkiisa, iyadoo uu muddadaasna ku maqnaa fadeexaddii Valbuena.Weeraryahankan ayaan wax gool ah dhalinin afartii ciyaarood ee ugu horreeyey ee uu kusoo laabtay Les Bleus oo laba ka mid ah ay ahaayeen tartanka qaramada Yurub iyo laba kulan oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More