Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Barça fears Real Madrid Moriba
Barcelona suspect that rivals Real Madrid may be the reason why contract talks have stopped with star Ilaix Moriba, with Los Blancos circling to squeeze the talented teenager.The 18-year-old's contract will expire at the end of the 2021/22 campaign, which means he can leave Camp Nou for free next summer. La Blaugrana are keen to sign him to a new long-term contract, but they are making little progress as the weeks continue to creep in.Moriba is kept away from the publishing team until he signs a new contract / David Ramos /…
Raul Jimenez: Gibbs-White celebrates miracle return
Wolves midfielder Morgan Gibbs-White has admitted that it was special to see striker Raul Jimenez return to action in Saturday's friendly against Crewe, eight months after suffering a head injury.Jimenez was involved in a nasty head-on collision with Arsenal's David Luiz on November 29, and although he was played again in May, everyone involved decided to delay his return further to ensure no risks were taken.Eight months of hard work and rehabilitation have led to this moment. We're all proud of you, @ Raul_Jimenez9, and so…
Waa Kuma Xiddiga Kale Ee Real Madrid Ka Tirsan Ee Man United Loosoo
Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay dhigeeda Real Madrid usoo bandhigtay saxeexa da’yarka Vinicius Junior intii ay socdeen wadahadala ay labada kooxood ku kala doonayaan Raphael Varane.Real Madrid ayaa doonaysa inay iska iibiso Vinicius si ay u hesho lacag ay ugu dhaqaaqdo saxeexa Kylian Mbappe oo Paris Saint-Germain ka tirsan.Madaxweyne Florentino Perez ayaa xiddiga French-ka ah ka dhigtay bar-tilmaameedkiisa koowaad ee xagaagan xilli ay doonayaan inay dib ugu guuleystaan horyaalka La Liga oo ay sanadkan…
Shaxda Birta Ah Ee Arsenal Ku Dagaal Galayso Xilli Ciyaareedka Dambe &
Arsenal ayaa markale suuqa xagaagan lacag fiican gelinaysa xilli uu tababare Mikel Arteta yahay mid ay ka go’antahay inuu horumarin ku sameeyo safka uu Emirates Stadium ku haysto.Arsenal ayaa isku dayaysa inay saxeexyada ay doonayso deg-deg u keensato kahor kooxaha ay xifaaltamaan, kaddib xilli ciyaareed musiibo ah oo ay kusoo qaateen Premier League, Arteta ayaa doonaya inuu la saxeexdo xiddigo dookhiisa ah.Nuno Tavares ayay durba kala soo saxeexdeen SL Benfica heshiis 9 Milyan oo pound ahaa isaga oo gool u dhaliyay kooxda…
CAJIIB: Xiddig Atletico Madrid Ah Oo Qaab Aan Hore Loo Arag Guur Kaga
Khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid ee Marcos Llorente ayaa qaab cajiib ah oo aan hore loo arag gegida kooxdiisa ee Stadio Wanda Metropolitano ugu soo bandhigtay guur gacalisadiisa Patricia Noarbe.Llorente ayaa Patricia Noarbe halkaas oo ay si wadajir ah ugu daawadeen muuqaal laga sameeyay ciyaaryahanka xilli ciyaareedkii hore.Kaddib muraayada gegida ayaa lagu muujiyay sawiro ay iyagu wadajir ugu jiraan kahor inta uusan Marcos Llorente hal jilib dhulka dhigin si uu guur uga dalbado Noarbe.Noarbe ayaa si deg-deg ah uga…
Real Madrid Oo Lagu Qasbayo Inay Fasaxdo Vinicius Junior, Rodrigo &
Soo laabashadii Gareth Bale oo kasoo noqday amaah uu ugu maqnaa Tottenham, waxay Real Madrid ku abuuraysaa qalalaase dhinaca dhaqaalaha ah iyadoo markii horeba ku jirtay xaalad cakiran, waxaana hadda lagu qasbayaa inay kala doorato saddexda ciyaartoy ee reer Brazil ee Vinicius Junior, Rodrygo Goes iyo Eder Militao.Sharciga xidhiidhka kubadda cagta Spain ee la xidhiidha tirada ciyaartoyda aan u dhalanin qaaradda Yurub ee loo ogol yahay inay koox walba ka tirsanaan karaan ayaa waxay caqabad weyn ku tahay Real Madrid.Britain…
Liverpool Oo Iibinaysa Difaaceedii Cusbaa Ee Ay Lacagta Kasoo Bixisay
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa iibinaysa difaaceedii cusbaa isagoon wali hal kulanna u safanin, waxaana tababare Jurgen Klopp uu go’aamiyey inuu iska diro laacibkan oo uu ka waayey ifafaaliyihii iyo tayadii uu ka doonayay ciyaartoyda kooxdiisa.Liverpool ayaa dhibaatootay xilli ciyaareedkii hore markii ay ka dhaawacmeen Virgil van Dijk, Joe Gomez iyo Joel Matip, waxaanay si degdeg ah u gashay suuqa bishii January iyadoo amaah kusoo qaadatay Ozan Kabak, halka ay Ben Davies kusoo iibsatay £1.6 milyan oo Gini.Labadan…
Chelsea Oo Xalay Saqdii Dhexe Dalab Ka Gudbisay Robert Lewandowski &
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa dalab ka gudbisay xiddiga reerPoland ee Robert Lewandowski ee afka hore uga ciyaara Bayern Munich, kaas oo ay dul-dhigtay £50 milyan oo Gini, kaddib markii ay usoo baxday xisaabta ah inay adag tahay in xilli ciyaareedkan ay helaan dhaliyaha Erling Haaland oo ahaa bartilmaameedkooda koowaad.Blues ayaa isku dayday inay ku qanciso Borussia Dortmund inay aqbasho dalab ciyaartooyo iyo lacag kaash ah oo ay ku doonaysay da’yarka £150-ka milyan ee Gini lagu qiimeeyey, hase yeeshee waxay kooxda reer…
How I could set up Nerazzurri in 2021/22
You probably assume that when you won your first title in 11 years, the message from the boardroom would be "same again next year, guys." But it has not been an ordinary summer for the current champions in Italy. After winning the swashbuckling-style scudetto, Antonio Conte left Inter due to the club's uncertain financial situation and the subsequent cuts that had to be made to the playing staff. The Nerazzurri need to generate some serious cash this summer, although the departure of Achraf Hakimi has already made them a…
Qish Laga Helay Waqtiga Ay Manchester United Dhamaystirayso Saxeexyada
Manchester United ayaa kusii dhowaanaysa saxeexyada labada ciyaartoy ee diiraddoodu saaran tahay ee Raphael Varane iyo Kieran Trippier, kuwaas oo uu tababare Ole Gunnar Solskjaer ka dhigtay bartilmaameedkiisa ugu weyn kaddib heshiiskii Jadon Sancho.Warar laga helay Faransiiska ayaa sheegay in Manchester United ay heshiis shaqsi ah la gaadhay difaaca reer France ee Raphael Varane, sidoo kalena aanu farqi weyni u dhaxaynin Real Madrid oo marka horeba diyaar u ahayd inay iibiso laacibkan maadaama uu qandaraaskiisa sannad kali…