Muxuu Enzo Maresca Ka Yidhi In Loo Magacaabo Tababaraha Cusub Ee Chelsea.

Tababaraha cusub ee kooxda Chelsea Enzo Maresca ayaa ka hadlay dareenkiisa kadib markii loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda.

Kooxda Chelsea ayaa Enzo Maresca u magacawday tababaraha cusub ee kooxda maanta oo isniin ah.

“Inaad ku biirto Chelsea, mid ka mid ah kooxaha ugu waaweyn adduunka, waa riyo tababare kasta”ayuu yidhi.

“Waxa aan sugayaa in aan la shaqeeyo xiddigaha tayada leh oo aan horumariyo in aan taageerayaasha ka arxiyo mar kale”.

Tababare Maresca ayaa shaqada ka badalay Pochettino oo isaga tagay kooxda kadib dhamaadkii xilli ciyaareedka

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More