DEG-DEG: Thomas Tuchel Oo Man United Ku War Galiyay Go’aankiisa Kama Dambaysta Ah

Tababarihii hore ee Chelsea Thomas Tuchel ayaa iska diiday u dhaqaaqista Man United.

Tababare Tuchel ayaa lala xidhiidhinayay in uu noqdo badalka Erik Ten Hag.

Tababare Tuchel ayaa ka tagay kooxda Bayern Munich kadib dhamaadkii xilli ciyaareedka.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in aanu Thomas Tuchel noqon doonin tababaraha Man United.

Tuchel ayaa maamulka Man Unitd u sheegay in aanu qaban doonin shaqada kooxda Man United.

Thomas Tuchel ayaa u sheegay maamulka United in uu qaadan doono wakhti nasasho ah kadib markii uu ka tagay Bayern.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More