DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiix Kale Kiernan Dewsbury-Hall.

DEG-DEG-Man-United-Oo-Dalab-Rasmi-Ah-Ka-Gudbisay-Saxiixa

Kooxda Chelsea ayaa sii wada wacdaraha ay ka dhigayso suuqa kala iibsiga iyaga oo xoojinaya kooxda.

Saxafiga Ben Jacobs ayaa sheegaya in ay Chelsea Heshiis buuxa la gaadhay kooxda Leicester City si ay ula wareegto xiddiga Kiernan Dewsbury-Hall.

Kooxda Chelsea ayaa Kiernan Dewsbury-Hall kula soo wareegtay lacag Iyo waliba xiddig ay siisay kooxda Leicester City.

Xiddiga Kiernan Dewsbury-Hall ayaa maanta tijaabada caafimaadka u maraya kooxda Chelsea si uu u noqdo saxiixoodii uGu dambeeyay.

Xiddiga reer England ayaa qalinka ku duugay heshiis ilaa sanadka 2030 ah oo uu kooxda kula joogi doono.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More