Faransiiska oo cabsi ka muujiyay Silsilado weeraro ah! –
Dowladda Faransiiska ayaa wajaheysa walwal xooggan oo lagu bartilmaameedsan kara Muwaadiniinteeda, kadib markii ay korortay carada ka dhalatay Aflagaadada uu Muslimiinta u…
Dowladda Faransiiska ayaa wajaheysa walwal xooggan oo lagu bartilmaameedsan kara Muwaadiniinteeda, kadib markii ay korortay carada ka dhalatay Aflagaadada uu Muslimiinta u…
Muuse Biixi Cabdi Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada Hargeysa ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha siyaasadeed & wada-hadalka…
Hogaamiye ku xigeenka DG Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa la sheegay in uu laamaha ammaanka amray dhaqangelinta Bandowgaan oo lagu sugayo ammaanka…
Magaalada Gaakacyo xarunta Gobolka mudug waxaa maanta ka dhacay dibadbax ay ka qaybgaleen Culima-udiin, Arday, Waxgarad & qaybaha kala duwan ee Bulshada…
Danjiraha Talyaaniga ee Dalka Uganda Massimiliano Mazzarati oo qalab loogu talagalay Covid-19 ku wareejiyay hoggaanka Militariga dalkaas ayaa bogaadiyay howlgalka UPDF-ta ee…
Banaanbax ka dhan ah Hogaamiyaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga qaban-qaabinayaa Magaalooyinka Muqdisho, Cadaado, Gaalkacyo iyo meelo kale oo katirsan Gobollada Dalka.…
Magaalada Jowhar waxaa xalay looga dhawaaqay liiska & magacyada Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka labaad DG Hir-Shabeelle oo lagu qaybiyay hab-qabsiga beelaha Hiiraan…
Xannuunka Covid-19 ayaa saameeyay waddamada Qaaradda Yurub oo si joogta ah maalin waliba looga diiwaangeliyo dhimasho, kiisas cusub iyo dadka ka caafimaaday…
Magaalada Boosaaso Xarunta Gobolka Bari oo dhawaan Ciidamo dheeraad ah DG Puntland geysay waxaa ka bilawday howlgalo saraakiisha askarta hoggaamineysa ku tilmaameen…
Magaalada Muqdisho waxa ay martigelineysaa dhaq-dhaqaaqyo Siyaasadeed oo ay sameynayaan mas’uuliyiinta Dowladda iyo Xisbiyada Mucaaradka kahor inta aan la guda gelin waqtiga…
Muddo xileedka 4-ta sano ah ee DG Hir-Shabeelle ayaa ku idlaaday 9-kii bishaan, waxaana qorshuhu ahaa in la diyaariyo Baarlamaanka labaad si…