DFS oo sheegtay in ay dishay Madaxii Hoobiyaasha Al-Shabaab
Taliyaha Ururka 143-aad ee CXD Soomaaliya Dhamme Axmed Xasan Siyaasad oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay Shabeelaha Hoose lagu dilay sarkaal Al-Shabaab muhiim u ahaa.
Dhamme Axmed Xasan ayaa sheegay in sarkaalka la dilay & Ilaalo la socotay ay ku sugnaayeen deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose, isla markaana Ciidanka fuliyay weerarka ay heleen xogtiisa.
Sarkaalkaan la dilay waxa uu taliska Militariga Soomaaliya ku…