Booliiska Baladweyne oo sheegay in ay dad u xireen dil ka
Ciidamada ammaanka Magaalada Baladweyne ayaa howlgal ay kusoo qabteen dad u badan dhalinyaro ka sameeyay Xaafadda Buunda weyn oo lagu dilay Guddoomiye…
Ciidamada ammaanka Magaalada Baladweyne ayaa howlgal ay kusoo qabteen dad u badan dhalinyaro ka sameeyay Xaafadda Buunda weyn oo lagu dilay Guddoomiye…
Sida uu daabacay Wargeyska New York Times, Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in uu la baxo Askarta ka joogta Dalalka Afgaanistaan,…
War kasoo baxay ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa lagu faah-faahiyay howlgal dhacay marar kala duwan oo lagu qabtay xubno katirsan oo…
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar aan horay loosii shaacin ku tagay Magaalada Nairobi Caasimadda dalka Kenya, waxaana ku wehliyay mas’uuliyiin…
Dowladda Ghana ayaa door wanaagsan ka qaadatay howlgalka Nabad ilaalinta Qaramada Midoobay, waxa ay safka hore kasoo gashay waddamada degdeg ah uga…
Gaari nuuca xamuulka qaada gaar ahaan (Biijii) (BG) ayaa shil ku galay inta u dhaxeysa Deegaannada Ceel-guula iyo afgaduudle oo katirsan Gobolka…
Dalka UK gaar ahaan Magaalada Manchester waxaa shaqada laga eryay saraakiil Cunsuriyaysay 19-jir Soomaali ah oo qaxooti ahaan ehelkiisa ay u tageen…
Madaxweynihii hore ee DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa horaantii bishaan wareysi uu bixiyay waxa uu uga hadlay dhibaatada heysata Dowlad Goboleedkaas…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay TV-ga Universal ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka aysan aqbaleyn in Muqdisho ay ka…
Golaha Shacabka BFS ayaa maanta oo Isniin ah ku beegan 16-ka November 2020 waxa ay uga hadlayaan saddex ajende sida ku cad…
Sida ay daabacday Warbaahinta Al-Shabaab, xooggag katirsan Shabaab ayaa qabsaday Deegaanka Ceel Dheere oo u dhaxeeya Degmooyinka Dhuusamareeb & Guriceel ee Gobolka…