Kooxaha Xuquuqda Aadanaha oo Ka dayriyay xiritaanka xeryaha qaxootiga Kenya

Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) - Kenya ayaa ku amartay hay'adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay (UNHCR) inay sameyso qorshayaal lagu xirayo laba xero qaxooti oo ay ku nool yihiin in ka badan 400,000 oo qaxooti ah oo u badan Soomaali iyo Koonfurta Suudaan.In kasta oo aysan ahayn markii ugu horreysay ee Kenya ay ku hanjabto inay xireyso xeryaha, haddana kooxaha u dooda xuquuqda Aadanaha ayaa sheegaya in amarkan uu khatar gelin karo nolosha qaxootiga. Otsieno Namwaya oo ah cilmi baare sare ka tirsan Human Rights Watch,…

Dabaaldaga maalinta xoriyada ee 18-Might oo la hakiyay sanadkan

Khamiis, April, 4, 2021 (AXADLE) - kalfadhigii 73aad ee golaha wasiirada Somaliland, ayaa lagu go’aamiyay in sanadkan la hakiyo dabaadal daga 18-Might, caabuqa Covid-19 awgii, waxa lagu dhawaaqay shirwayne dhaqaale loogu raadinayo ladagaalanka Covid-19.Warbixin lagu daabacay boga Fb ee xafiiska madaxtooyada oo lagaga faalooday go’aamada ay soo saareen golaha wasiirada ayaa lagu sheegay in la hakiyay dabaaldaga 18 Might.Warbixinta ayaa lagu yidhi “Maaddaama xanuunka covid 19 tirada dadka u dhimanaysa iyo inta u soo…

Ra’iisal Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirradda

Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble aya shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukumadda Faderaalka Soomaaliya oo ku qabsoomay habka fogaan aragga. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shirka uga warbixiyay halka ay marayaan dadaallada iyo wadahadallada arrimaha doorashooyinka dalka ee u dhexeeya Dowladda Federaalka ah, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar…

Yemen oo la gaarsiiyay tallaalka Covid 19

Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) -Dalka Yemen oo siweyn u harreeyeen dagaal iyo colaado saameyn weyn ku yeeshay dadka rayidka ah ayaa la gaarsiiyay tallaalka Covid 19 Tallaalkan la gaarsiyay Yemen ayaa imanaya xili dowladda dalkaasi ay ka digtay in xaalad caafimaad ba'an oo ay wajahayaan dadka dalkaasi ku dhaqan gaar ahaan marka la eego saameynta uu ku yeeshay cudurkan safmarka ah ee Covid 19. Waxaa lagu waramayaa in qeyb ka mid ah halkii milyan ee tallaalka AstraZeneca ee loogu talagalay dalkaasi uu gaaray…

Citizens’ lack of feeling for national pride is Somalia’s root problem

According to the dictionary definition, patriotism or national pride refers to the feeling of love, devotion, and sense of attachment to a homeland and alliance with other citizens who share the same sentiment. This attachment can be a combination of many different feelings relating to one's own homeland, including ethnic, cultural, political or historical aspects. When citizens of a nation are patriotic, they bring national interests before personal desires and work in the interest of the nation for a peaceful,…

Sababta aan ugu Istaagay Hoggaanka Dalka

Waxan jeclaan lahaa inaan faaladaan kooban ugu ifiyo shacabka Soomaaliyeed sababta iyo muhiimada murashaxnimadeyda jagada ugu sareysa dalka, iyo weliba sababta aan sida gaarka ah ugu qalmo hogaanka dalka xilligan adag Jaceylka aan u qabo wadankayga Waxaan ka tirsanahay jiilkii loo yaqaanay “calan saar” ee dhashay sanadihii xornimodoonka oo ay Soomaaliya xoriyadda qaadatay ee 1960-aadkii. Jiilkaan oo wax ku bartay iskuulada dowladda oo xilligaas ay tayada waxbarasho, jaceylka waddanka iyo ku faanidda wadaninimada ay ahayd…

Shariif Xasan Sheekh Aadan:-Waa diidnay doorasho halwareeg

Madaxweynihii hore ee Koofurgalbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharixiinta shirku uga socdo magaaladda Muqdisho . Madaxweynihii hore ee Koofurgalbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharixiinta shirku uga socdo magaaladda Muqdisho ayaa ka jawaabay hadal uu dhawaan sheegay Raysul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ee ahaa in doorashada Soomaaliya ee 2021 ay tusaale u yihiin doorashooyinkii ka dhacay Baydhabo,…

Falanqayn:-In Ethiopia oo qabsato caasimada Tigray ma joojin karta

Hogaamiyaasha maamul goboleedka woqooyiga Tigray ee Ethiopia ayaa diiday sheegashada dowlada ee ah in ciidamada federaalku ay ku hareeraysan yihiin caasimada gobolka ee Mekelle, iyadoo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed uu siinayay kooxda Tigray People’s Liberation Front (TPLF) in  ilaa Arbacada ay is ku soo dhiibaan. Hoggaamiyeyaasha TPLF ayaa Talaadadii sheegay in shacabka Tigreegu ay “diyaar u yihiin in ay dhintaan” iyagoo difaacaya dhulkooda waxayna sheegeen in ay “gabi ahaanba burburiyeen” qaybta federaalka ee makaanikada…