Xannuunka Covid-19 ayaa saameeyay waddamada Qaaradda Yurub oo si joogta ah maalin waliba looga diiwaangeliyo dhimasho, kiisas cusub iyo dadka ka caafimaaday xannuunka Coronavirus.
Biljamka (Belgium) waxa uu soo galay booska 24-aad guud ahaan Caalamka waddamada laga diiwaangeliyay kiisaska ugu badan ee xannuunka, halka liiska kala sareynta qaaradda Yurub uu tiigsaday kaalinta 8-aad.
Maanta oo talaado ah kuna beegan 27/10/2020 waxaa laga diiwaangeliyay 12,687-bukuuno cusub &…