Dalka Faransiiska ayaa kaalinta 1-aad kasoo galay kala sareynta waddamada cudurka Covid-19 kiisaska ugu badan laga diiwaangeliyay ee Qaaradda Yurub, kadib markii uu ka sare maray dalka Ruushka.
Guud ahaan kiisaska laga helay Faransiiska waa 1,922,504 (Hal milyan, sagaal boqol, labaatan & labo kun, shan boqol & afar), halka dhimashu tahay 43,892 (Afartan & saddex kun, siddeed boqol, sagaashan iyo labo), waxaana ka caafimaaday cudurka 137,155 (Boqol, soddon &…