Hoggaamiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka oo ay kujiraan madaxweyneyaal hore, Wasiiro, iyo Diblomaasiyiin ayaa si wadajir ah u diiday in Xasan Cali Kheyre kaqaybgalo kulanka musharixiinta madaxtinimo oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, ujeeddada diidmada kulankaas waxa lagu sheegay eedo ay hoggaamiye mucaaradka qaarkood katirsanayaan Kheyre, eedahaas ayaa dhacay intii Xasan Kheyre hayey xilka Wasiirka Koowaad.
Eedaha ay hoggaamiyeyaasha mucaaradku u haystaan Ra’isalwasaarihii…