Kenya oo sheegtay in haddii Soomaaliya ay fuliso shuruudda
Dowladda Kenya ayaa qorshe u dajisay bixitaanka Ciidankeeda ku jira howlgalka Ururka Midowga Afrika ee loosoo gaabiyo AMISOM, si loo dajiyo qorshe ciidan oo lagu sugayo ammaanka dalkaas & Soomaaliya.
Monica Juma Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo la hadashay Wargeyska Daily Nation ayaa sheegtay in uu jiro qorshe ciidan oo ku saabsan howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya.
Marwa Juma ayaa sheegtay in Qaramada Midoobay ay qorsheysay bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika,…