10-sano oo maanta laga joogo markii AMISOM Muqdisho gacanta
7-dii Oktoobar 2010-kii maanta oo kale, Magaalada Muqdisho waxaa ka bilawday howlgalo wadajir ay u sameeyeen Ciidamada Dowladdii KMG ahayd iyo Askarta Midowga Afrika gaar ahaan Uganda iyo Burundi.
Caasimadda waxaa saarnaa culeys militari, Askarta Dowladda & Kuwa AMISOM ayaa ku sugnaa meel aan ka fogeyn Xarumaha muhiimka sida Madaxtooyada, Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.
AMISOM waxaa Soomaaliya xiligaas ka joogtay askar dhan 7,200 oo ciidan Militari ah oo ka kala…