Mareykanka oo baaraya weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday Manda Bay
Wasiirka gaashaandhiga Lloyd Austin ayaa amar ku bixiyay in baaritaan lagu sameeyo weerarkii al-Shabaab ay ku qaadeen Isniintii Janaayo 2020 Xerada ciidamada Mareykanka ee Manda Bay, Kenya waxay ku dishay saddex Mareykan ah seddexna wey ku dhaawacantay
Xoghayaha Arimaha Dibada ee Austin John Kirby, oo isagu daabacay warbixinta ma uusan muujin rajo wanaagsan oo ku aadan baaritaanka laakin wuxuu sheegay inuu talaadada la fariisan doono AFRICOM magaalada Stuttgart, Germany.
"Dib-u-eegista madaxa-bannaan waxay bixin…