Golaha Guurtida Gobaladda Waqooyi oo u codeeyay Xeerka
Fadhi maanta Golaha Guurtida Gobaladda Waqooyi ku yeeshay Magaalada Hargeysa waxa uu u codeeyay Xeer guud ee Doorashooyinka iyo diiwaangelinta cod-bixiyaasha oo muran ka taagnaa.
Xubno katirsan Aqalka Guurtida ayaa dood ka keenay Xeerka Doorashada, balse Guddoonka ayaa ka dalbaday in si duuduub ah loo ansixiyo, maadaama nidaamkaan uu hage u yahay doorashada.
53-Xildhibaan oo fadhiga joogtay waxaa codka Doorashooyinka Gobaladda Waqooyi & Cod-bixiyaasha siiyay 49-kamid ah…