Kooxaha Kubadda Cagta Yurub oo taageeray Howlgalka EU ee
Howlgalka Midowga Yurub ayaa taageero ka dalbaday kooxaha kubadda Cagta ee Qaaraddaas si ay gacan ugu noqoto howlaha tababarka ciidan ay ka wadaan Soomaaliya & taageerada Dowladda Federaalka.
Midowga Yurub ayaa gacan-qabasho u dalbay howlgalkooda tababarka Militariga ee Soomaaliya ee loosoo gaabiyo (EUTM-S) oo mas’uuliyadda ugu badan shaqada ururkaan ka fuliya Sooomaaliya.
Mas’uuliyiinta Kooxaha waxaa loo bandhigay sidii iyaga oo kaashanaya taageerayaashooda ay gacan uga…