Xeer Ilaaliyaha Jubbaland oo ka digay fal dambiyeed ka
Xeer ilaaliyaha guud ee DG Jubbaland Maxamed Sheekh Cismaan ayaa war kasoo saaray fal dambiyeed ka dhalan kara shaqsiyaadka loo xiro kiis dacweedyada kala duwan ee tuhunka ah, kuwaas oo ku jira xarumaha baarista ciidanka ammaanka.
Waxa uu Digniin u diray Ciidamada Booliiska & Nabadsugidda Maamulkaas ee inta badan gacanta ku dhiga kiisaska dadka la tuhmayo ee lagu soo qabto howlgalada kala duwan ay sameeyaan.
“Ciidanka Booliiska & kuwa dambi baarista ayaa xorriyadda ka…