Covid-19 oo dib ugu soo laba-kacleeyay Canada! – Axadle
Dowladda Canada ayaa sheegtay in kiisas cusub oo Covid-19 ah laga helay qaybo kamid ah dalkeeda oo maalmihii lasoo dhaafay hoos u dhac ku socday xaaladaha dadka laga helayo xannuunka.
Canada ayaa ku jirta booska 26-aad ee kala sareynta kiisaska waddamada caalamka laga helay xannuunka Coronavirus, waxaana ka diiwaangashan 178,117 oo ah tirada dadka uu ku dhacay cudurka, 9,585 oo dhimasho ah & 149,524 oo ka caafimaaday.
Wasaaradda Caafimaadka Canada ayaa sheegtay in kiisaska…