Jowhar oo la geynayo Ciidamo dheeraad ah si loo adkeeyo
Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan khayre ayaa kulan looga xaajoonayay sugidda ammaanka deegaannada Hir-Shabeelle la yeeshay saraakiil ka kala tirsan QM, AMISOM & Militariga DFS.
Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Jowhar waxaa lagu soo bandhigay culeyska Doorashooyinka waqti ahaan isku beegan ee lagu dhimasho maamulka Hir-Shabeelle oo muddo xileedkiisu dhamaaday & tan lagu soo dooranayo Kuraasta Xildhibaannada iyo Senatarada Aqalka Sare BFS.
Hoggaanka…