“Dadka waa in la hubiyaa balse ma ahan in la dhibo” Taliye
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar oo uu wehliyo Taliyaha qaybta guud ee Booliiska Soomaaliyeeed Gen. Saadaq Cumar Maxamed ayaa…
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar oo uu wehliyo Taliyaha qaybta guud ee Booliiska Soomaaliyeeed Gen. Saadaq Cumar Maxamed ayaa…
Waddanka Suudaan waxaa tagay wafdi ka socda Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee loosoo gaabiyo ICC si ay ula soo wareegaan kiis…
Hogaamiyaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ugu laabanayo Magaalada Garoowe xarunta Gobolka Nugaal oo uu ka safray 1-dii September…
DFS ayaa Magaalada Jowhar geysay Ciidamada gaarka u tababaran ee Haramcad sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan oo mustaqbal la wadaagay…
Muddo xileedka 4-sano ee Hogaamiyaha DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare & Cali-Guudlaawe Xuseen ayaa idlaatay 17-kii bishaan Oktoobar 2020 oo ku beegneed…
Odoyaal dhaqameed soo xulaya Ergada dooraneysa Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa bilaabay howsha ay isugu duwayaan Ergo beeleedyada leh kuraasta Aqalka hoose…
Nabadsugidda DG Puntland ayaa howlgal qorsheysan ay ka fulisay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Gobolka Mudug waxa ay kusoo saartay miino la geliyay qayb…
Magaalada Muqdisho waxaa heshiis ku kala saxiixday Dowlaaha Soomaaliya & Talyaaniga, ujeedkiisu waa horumarinta mashruuca biyo xireenka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka…
Kiisas cusub oo Covid-19 ah ayaa guud ahaan caalamka laga diiwaangeliyay maanta oo jimco ah, waxaana diiwaanka galay 97,058-xaalado cusub ah, halka…
Magaalada Jowhar ee xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa ka socda dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo la xiriira dhismaha Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas, loolanka Kursiga Hogaamiyaha…
16-ka Oktoobar maalinta cunnada aduunka ee Qaramada Midoobay u gooni yeeshay in lagu xusuusto dhibaatooyinka dhanka cunta la’aanta, tayada, helista cunno badqabkeedu…