Liverpool & Man United Oo Hogaaminaya Qorshe Lagu Dhisayo
Liverpool iyo Manchester United ayaa qeyb ka ah wadahadal ay kula jiraan kooxaha ugu waa weyn Yurub iyadoo lagu dhisayo tartan cusub…
Liverpool iyo Manchester United ayaa qeyb ka ah wadahadal ay kula jiraan kooxaha ugu waa weyn Yurub iyadoo lagu dhisayo tartan cusub…
Konton iyo sideed maalmood ka dib markii ay Bayern Munich koobka ku qaaday magaalada Lisbon, Champions League ayaa soo laabanaya caawa. Xilli…
Everton iyo Aston Villa ayaa sii wata rikoodhkooda guuldarro la’aanta ee ay ku bilowdeen xilli ciyaareedkan, halka West Ham iyo Burnley ay…
Tababare Ronald Koeman ayaa si dhaqso ah meesha uga saaray hadal kasta oo ku saabsan in Barcelona ay ka mid tahay kooxaha…
Daafaca Arsenal Gabriel Magalhaes ayaa celiyay Sergio Aguero isagoo jilbaha ku ordaya habeenkii Sabtida. Weeraryahanka reer Argentina ayaa garoomada ku soo laabtay…
Inkastoo abaalmarinta caadiga aheyd ee Ballon d’Or aan la bixin doonin sannadkan 2020, hadana waxaa jirta tartan loogu jiro Kooxda Riyada ee…
Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in Manchester United ay ka maqnaan doonaan shan ciyaaryahan kulanka Champions League ee ay habeen danbe la…
Madaxa akadeemiga Arsenal Per Mertesacker ayaa xaqiijiyay in sababta Mesut Ozil looga saaray kooxda inaysan aheyn qaab ciyaareedkiisa ama tababarkiisa isagoo soo…
Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa u doortay Bruno Fernandes oo kaliya kooxda jooga tan iyo bishii Janaayo inuu kabtan u noqdo kulankooda…
Aroornimo wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, shabakada laacib waxay saaka idiin soo gudbineysaa wararkii ugu waa…
Xilli ciyaareedka cusub ee koobka Champions League ayaa bilaabanaya habeen Talaadada ee 20ka bisha Oktoobar iyadoo Talaadada iyo Arbacada la dheeli doono…