Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb-galay aas balaaran oo degmada Guri-ceel ee gobollka Galguduud loogu sameeyay guddoomiyihii gollaha fulinta Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxaed Yuusuf Xeefoow oo maalintii shalay Muqdisho ku geeriyooday.
Xubno ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo uu horkacayay wasiirrka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya Cabdikariin Xusseen Guulleed iyo mas’uuliyiin kale oo isaga kala timid deegaannada gobollada…