N’Golo Kante Oo Ugu Dambayn Go’aansaday Inuu Ka Tago

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Chelsea ee N’Golo Kante ayay ka go’an tahay inuu ka tago kooxdiisa xagaagan, waxaanu doonayaa inuu ka baxo horyaalka Premier League oo uu meel kale u guuriyo xirfaddiisa.N’Golo Kante oo Chelsea kula guuleystay horyaalka Premier League sannadkii 2017kii ayaa waxa uu go’aansaday inuu soo afjaro waayihiisa Stamford Bridge oo uu kaga soo biiray Leicester City, waxaanu u xadhko xidhanaya kooxda Talyaaniga ah ee Inter Milan.Sida uu qoray wargeyska Gazzetta dello Sport ee kasoo baxa waddanka…

Dibadbax sababay isku dhaca Ciidamada Kenya & DFS oo

Dad ka careysan dil Ciidamada Kenya ay u geysteen dad shacab ah oo maalintii labaad dibadbax kawada Degmada Baladxaawo ayaa u dhawaaday Saldhig Ciidamada Kenya ee ilaaliya soohdinta Kenya calaadameysatay. Militariga Kenya ayaa rasaas ku furay dadkii dibadbaxa sameynayay ee dhanka Baladxaawo ka tallaabay, waxaana ka dhashay rabsho sababtay in Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka iyo kuwa Kenya ay isku dhacaan. Muddo kooban waxaa israaseynayay Ciidamada Dowladda ee ku sugan…

Telefishanka beIN Sports Oo Shaaciyey Wariyeyaasha Tabinaya

Telefishanka beIN Sports ayaa soo saaray jadwalka wariyeyaasha ku qoran baahinta kulamada horyaallada dalalka Yurub ee maalmaha Sabtida iyo Axadda, waxaana wada jooga inta badan wariyeyaasha magaca weyn ee codkooda lagu maqlo inta ay ciyaaruhu socdaan. Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo kulamadii saddexaad galay ayaa waxa toddobaadkan dhacaya kulamo xiiso badan oo inta badan uu telefishanka beIN Sports baahin doono, waxaana sidoo kale kulankii ugu horreeyey ciyaaraysa Barcelona oo intii hore fasax ku…

Somali parliament to vote on new electoral deal

MOGADISHU, Somalia - Somalia's parliament votes today on an electoral deal reached between President Farmajo and the leaders of the country's federal states on September 17 in Mogadishu following discussions under pressure from the US embassy. The political deal is expected to gain support from MPs in both lower and upper houses, with sources indicating that First Vice President Abdiweli Mudey is against the pact and is campaigning for the amendment. If the deal passes, the government, together with the federal…

Saraakiil lagu soo tababaray Turkiga oo Muqdisho la keenay &

Diyaarad Militari oo sidday in ka badan 300-Askar iyo saraakiil Ciidan kana tirsan gorgor gaar ahaan ururka 5-aad ayaa soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka, Sii hayaha Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xildhibaan Xasan Cali Maxamed Amar dambe, saraakiil katirsan Dowladda Turkiga iyo kuwo kale oo Soomaali ah ayaa soo dhaweeyay Askarta iyo Saraakiisha hoggaamineysa ee tababarka lasoo qaatay. Gen. Odawaa Yuusuf Raage…

West Brom vs Chelsea – Xiddigaha Cusub Ee Blues Ugu Soo

Chelsea ayaa kulankeedii saddexaad ee horyaalka Premier League waxay maanta iskaga hor imanayaan West Bromwich Albion oo kasoo dallacday heerka labaad, waxaanu tababare Frank Lampard u dagaallami doonaa inuu kusoo laabto jidka guusha kaddib guul-darradii xanuunka badnayd ee Liverpool ugu geysatay Stamford Bridge toddobaadkii hore.Blues ayaa tegaysa garoonka The Hawthorns, waxaana la filayaa in xiddigaha cusub ee ay lasoo saxeexdeen ay kasoo muuqdaan kaddib Kai Havertz iyo Timo Werner oo labadii ciyaarood ee hore kusoo…

Kenya waxa ay raadineysaa 3-ruux oo Al-Shabaab Gaari kala

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in koox hubeysan oo ay u maleyneyso in ay katirsan Al-Shabaab ay afduubatay Saddex ruux oo aan Muslim ahayn oo kamid ah Rakaab saarnaa Gaari marayay Magaalada Mandheera. Kooxdaan ayaa joojisay Gaarigaan oo qiyaastii u jiray Magaalada Lafey, rakaabka ayaa mid mid loo waji fiiriyay, waxaana baska saarnaa dad gaaraya 54-ruux, balse saddex kamid ah dadkii saarnaa ayay la degtay Kooxda loo maleynayo Al-Shabaab. Taliyaha Booliiska Gobolka oo lagu…

Xeebaha Liibiya waxaa laga raadinayaa Tahriibayaal Soomaali

Hay’adda Socdaalka Adduunka ee (IOM) ayaa sheegtay in Jimcihii ay rogmatay doon ay la socdeen tahriibayaal ka tagay Xeebaha Dalka Liibiya, waxaana la xaqiijiyay Geerida 3-ruux, halka raq iyo ruux lagu waayay 13-kale. IOM ayaa sheegtay in doontaan oo ka tagtay Xeebaha Liibiya ay afka gelisay Badda Mediterranean-ka, dadaal lagu raadinayo nolol ama geeri dadka dadkaan ayaa ka socda xeebaha dalkaan dhaca Waqooyiga Afrika. Kalluumeysato Liibiyaan ah ayaa oo wadatay Doon ayaa…

Lafta gareen & Deni oo ku heshiiyay Amniga, Iskaashiga & Is

Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa labadii cishe ee lasoo dhaafay Magaalada Baydhabo u joogay wada-xaajood gaar ah oo uu la qaatay dhiggiisa Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen. Munaabad lagu soo sagootinayay oo xalay ka dhacday Magaalada Baydhabo waxa ay ku kala saxiixdeen heshiisyo labada maamul Goboleed ay wada gaareen, kadib wada-xaajodkii dhexmaray.   DG Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa ku heshiiyay…

Jowhar oo lagu xiray Shaqsiyaad lala xiriiriyay Amni darro.

Ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa howlgalo lagu baarayo Gaadiidka iyo dadka la socda waxa ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada Jowhar oo xarun u ah maamulkaas. Dad u badan dhalinyaro oo ay hay’adaha ammaanka ku tuhmeen in ay katirsan yihiin Al-Shabaab iyo dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Jowhar ayay kusoo qabteen baaristooda. Qaarkood waala sii daayay, halka shaqsiyaadka kale ay la aadeen saldhigyada ay ku leeyihiin Magaalada Jowhar oo xarun u…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More