La ciyaarista mid ka mid ah ciyaartoydii ugu fiicneyd ebid ee kubada cagta ayaa ah wax fiican, laakiin inaad garab istaagto labada ciyaaryahan ee ugu fiican waa rogashoWargeys kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in 16 ciyaartoy oo kubada cagta ah lagu tilmaamay kuwa nasiibka badan kuwaas oo qolka labiska la wadaagi kara Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo inta ay ku jiraan garoonka.Illaa iyo hadda, Lionel Messi wuxuu ku kooban yahay Barcelona iyo Argentina, laakiin Cristiano Ronaldo wuxuu ku sugan yahay…
“Morocco has by no means let go of the Palestinians and won’t let go”
It is a first. The US acknowledges Morocco's sovereignty over Western Sahara. In change, Morocco renews diplomatic relations with Israel. The 2 bulletins had been made concurrently this Thursday, December 10, by Washington and Rabat. Can we are saying that Morocco is abandoning the Palestinians to its destiny so as to strengthen its place in Western Sahara? In Rabat, Professor Mohammed Benhammou is chairman of the Morocco Heart for Strategic Research, answering questions from Christophe Boisbouvier. .
opposition candidate John Dramani Mahama refuses to admit defeat
Former head of state John Dramani Mahama on Thursday refused to admit his defeat to outgoing President Nana Akufo-Addo, re-elected for a second term as head of Ghana according to official results.
The opposition candidate refused to accept his defeat in the Ghanaian presidential election against outgoing President Nana…
Kooxaha Premier League ayaa soo saara xiddigaha ugu badan
Waxaa lasoo saaray liiska musharaxiinta abaalmarinta Ballon d’Or ee ugu fiican Premier League, iyadoo Manchester United ay liiskaan hogaamineyso, taasoo ka dhigeysa kooxdii ugu guusha badneyd seddexdii sano ee la soo dhaafay.Xiddiga kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa laga reebay abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan kadib markii ay France Football go, aansatay in ayna jirin cid heli doonta Ballon d’Or sanadkan sababo la xiriira cudurka Korona Virus. muddo ku dhow afar bilood.Go'aanku wuxuu horseeday dhaleecayn…
“Saraakiisha lagu dilay Galgaduud beel dusha lagama saari
Gen. Odawaa Yuusuf Raage Taliyaha CXDS oo ka hadlay saraakiil lagu dilay weerar Arbacadii oo beegneed 9-ka December 2020 ka dhacay Degmada Balanbal ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.
Odowaa ayaa sheegay in aan laga hari doonin dhiigga laga daadiyay saraakiisha dhimatay & dhaawaca soo gaaray si loo horgeeyo Maxkamadda awoodda u leh in lagu ciqaabo dadka geysta dambiyadaan oo kale sida uu hadalka u dhigay.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin sabab…
“Sharciyeenka Beesha Caalamka ee Doorashooyinka DG ayaa HG
Midowga Musharixiinta ayaa Warqad cabasho ah oo ay ogeysiin siiyeen Beesha Caalamka sida: IGAD, AU, EU OIC, LAS, NORWY, UK & US waxa uu gaarsiiyay Xafiiska Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Musharixiinta ayaa warqaddooda ku caddeeyay cabashada ay ka qabaan Dowladda Federaalka, Doorka Beesha Caalamka, nidaamka Doorasho, heshiisyada siyaasiga ah ee dhacay & qodobo kale oo Amniga soo tagaya.
Warqadda Musharixiinta ayaa lagu sheegay in aysan diidaneen in dalka ay…
RW Rooble oo maanta Garoowe u tagaya la kulanka Hogaamiyayaasha DG
Magaalada Garoowe ee Xarunta DG Puntland waxaa maanta tagaya Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble & wafdi la socda, waxaana kasii horeeya Wasiiro & xildhibaanno deegaan doorashadoodu tahay Maamulkaas.
Rooble ujeedka ugu weyn ee safarkiisa Garoowe ayaa ah sidii Hogaamiyayaasha DG Puntland ula kulmi lahaa si uu kala hadlo Arrimaha Doorashada Soomaaliya oo Dowlad Goboleedkaas saluugay hab maamulka Xukuumadda Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo shalay…
General al-Burhan turns his back on political opposition and civil society
The discrepancy continues between General Burhan, the head of the sovereign council, and part of civil society and political parties.
The president of the DRC National Assembly, Jeanine Mabunda, was fired
Deputies voted on Thursday, December 10, for the petition aimed at his dismissal. This new stage in the arm wrestling between Felix Tshisekedi and his predecessor yesterday, still an ally in favor of the current president.
as reported from Kinshasa, Patient LigodiThe supporters of Joseph Kabila played and lost, they were more…
The Polisario Entrance condemns the US place in Western Sahara
Donald Trump introduced on Thursday, December 10, the normalization of relations between Morocco and December Israel, however on the similar time the US President declares that the US acknowledges Morocco's sovereignty over Western Sahara. A major diplomatic help for Rabat however which appears to go towards the UN place.
When…