Daafaca bidix ee kooxda Manchester City ee Benjamin Mendy ayaa qarka u saaran in gabi ahaanba laga bur-buriyo amaba la xaraasho gaadhigiisa qaaliga ah ee Lamborghini.Sida uu sheegayo wargeyska The Sun oo ah midka xogtan laga helayo, gaadhiga Mendy ee ah Lamborghini Aventador SVJ ayay bishii hore qabteen lana wareegeen boolisku.Mendy ayay joojiyeen booliska UK iyagoo ku haystay inuu waday gaadhiga isaga oo aan sidan “Licence” sax ah oo uu gaadhiga ku watay.Warbixinta The Sun ayaa intaas ku daraysa in Benjamin uusan wali…
The 100 Unhealthiest Meals of 2020
It's no secret that grocery retailer aisles are crammed with unhealthy meals, and yearly additional processed meals are added to the cupboards.
Masar & Soomaaliya oo kawada xaajoonaya Xiriirka, Iskaashiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Carabta Masar Saamix Shukri ayaa si hordhac ah u faah-faahiyay kulan maanta oo Sabti ah uu la qaadanayo Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada Soomaaliya Xasan Macalin Khaliif.
Kulankaan ayaa yimid kadib markii maalmihii lasoo dhaafay la sheegay in Xukuumadda Qaahira ay damacsan tahay in Turkiga ay ku colaadiso Soomaaliya iyada oo kaashaneyna Suudaan & Israel.
Saamix Shukri ayaa sheegay in Dowladdiisu ay ka go’an tahay xoojinta Xiriirka…
Sevilla vs Real Madrid, Cadiz vs Barcelona – Shaqada Zidane
Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa isku dayi doonta inay kasoo kabato labadii guuldarro ee is xigay ee soo gaadhay marka ay maanta booqanayso Andalusia oo ay Sevilla ugu tagayaan.Kooxda tababare Zinadine Zidane oo hadda booska afraad kaga jirta kala sarreynta horyaalka ayaa labadii kulan ee ugu dambeeyay guuldarrooyin kala soo kulantay kooxaha Alaves iyo Shakhtar Donestk.Dhinaca kale Sevilla oo uu hoggaaminayo Julien Lopetegui ayaa kulankan niyad aan fiicnayn ku galaysa kaddib markii ay kulankii ugu…
Waa maxay Sababta Sacuudiga uu Teleefoonada ugu diiday
Muddo fog Xabsiyada Boqortooyada Sacuudiga waxaa caadi ka ahaa isticmaalka Teleefoonada Maxaabiista sugeysa in dib loogu celiyo (Tarxiilo) dalalkooda. Waxa ay xiriir fudud la sameynayeen ehelkooda & asaxaabta, iyaga oo la socda Baraha Bulshada.
Boqortooyada ayaa ilaalada Xabsiyada gaarsiisay in ay Teleefoonada ka qaadaan dadka lagu soo qabto dambiyada kala duwan & kuwa sharci darrada ku jooga Sacuudiga kahor inta aan waddankooda la geyn.
Marka la gaaro waqtiga la…
An incomparable designer of election transparency
In the essential openness that a credible choice requires, the role of the media in Africa may be more important than one imagines.
Andréane Meslard: Despite the reservations they expressed about the organization of the presidential election on November 22, Burkinabè's opponents graciously accepted the results. Even better,…
national tribute to football player Pape Bouba Diop
Senegal held a final tribute to PapeBouba Diop this Friday, December 4th. The former RC player in Lens, France, and the Senegalese national football team were promoted to the rank of Grand Officer of the National Order of the Lion by Head of State Macky Sall and a football museum will bear his name.
with our correspondent in…
Golaha Wasiirada XFS oo fadhi ka leh Caqabadaha hortaagan
Golaha Wasiirada XFS ayaa maanta fadhi gaar ah ka leh Xaaladda dalka gaar ahaan Habka looga gudbi karo caqabadaha hortaagan Doorashada Soomaaliya 20/21 sida Axadle ay u xaqiijiyeen ilo wareedyo.
Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo Bishii September 2020 ballanqaaday in doorashada waqtigeeda ay ku dhacdo & October oo ay Xoojisay Xukuumadda fulinta jadwalka Doorashada 20/21 ayaa iska xog wareysanaya caqabadda hortaagan.
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa dhageynsaya…
Trump oo ku adkeystay in uu saarayo Ciidamada ka jooga
Donald J. Trump madaxweynaha 45aad ee Mareykanka
Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegtay in ay soo gaartay wargelin dhaqan amar Hogaamiye ay kasoo gaartay Hogaamiyaha Xilka kasii degaya Donald oo ah in Soomaaliya laga saaro Ciidamada Ameerikaanka ah ee Jooga.
Hogaamiye Trump oo Xafiiska wareejinaya 20-ka Janaayo 2021 ayaa damacsan in Soomaaliya uu ka saaro 700 Askari marka la gaaro 15-ka Janaayo 2021 oo ah Shan cishe kahor xil wareejintiisa.
Trump ayaa damacsan in uu geeyo…
“Xasaanad ka qaadista nalagu sameeyay waa Shirqool uu dhigay
Cabdijamaal Cismaan Maxamed waxa uu kamid ahaa 8-Xildhibaan oo katirsan Golaha Wakiilada DG Puntland oo Xasaanadda laga qaaday 3-da December 2020 kadib markii lagu eedeeyay arrimo dhowr ah sida is hor istaag shaqo.
Wixii ka dambeeyay go’aaankaas waxaa laamaha ammaanka DG Puntland la amray in ay xiraan ama meel isugu geeyaan 8-da Xildhibaan ee waayay Xasaanaddooda si loo baaro dacwadda lagu soo oogay.
Cabdijamaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa iska fogeeyay eedeynta loo cuksaday…