Michael Owen ayaa u sheegay Manchester United inay jirto hal wado oo kaliya

Xiddigii hore ee Liverpool, Newcastle United iyo Manchester United Michael Owen ayaa u sheegay tababaraha United Ole Gunnar Solskjaer sida kooxdiisu ay u noqon karto tartan rasmi ah xilli ciyaareedkan.Manchester ayaa xalay guul kale oo muhiim ah gaadhay markii ay 3-2 kaga badisay Sheffield United garoonka Bramall Line.Kadib markii ay guuldaro kala kulmeen Blades, Red Devils ayaa u dagaalantay soo laabasho waxaana goolasha u kala dhaliyay Marcus Rashford iyo Anthony Martial.Michael Owen oo tixgalinaya ciyaarta Amazon Prime…

Burundi, former President Pierre Buyoya, died of Covid-19

The previous president of Burundi and the previous Excessive Consultant of the African Union for Mali and the Sahel have died on the age of 71. He died that evening whereas on his method to a hospital in Paris. Pierre Buyoya had contracted the coronavirus whereas in Bamako, Mali. He had been in hospital for per week in Mali's…

Sida ay u ciyaareen Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo

Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa labadoodaba xalay ku tartamayay abaalmarinta ciyaaryahanka sannadka, inkastoo ay labaduba guuldarro kala kulmeen Bayern Munich Robert Lewandowski.Ka dib markii uu xilli ciyaareed taariikhi ah la qaatay Bayern, oo uu kula guuleystay Champions League, Bundesliga iyo German Cup, Lewy ayaa ku guuleystay abaalmarinta.Haatan, saacado kadib markii ay xiddigaha reer Poland ku guulaysteen abaalmarinta, habka loo codeeyo dhamaan kabtanada iyo tababarayaasha adduunka ayaa la shaaciyay.Kabtanada…

Kenya oo Muwaadiniinteeda uga digtay meelaha ay weerarada ka

Dowladda Kenya ayaa muwaadiniinteeda gaarsiisay digniin la xiriirka dhaq-dhaqaaqa safarka ay gelayaan dhammaadka bisha December ee sanadka uga dambeyso gaar ahaan dadka Kiristaanka ah. Waxa ay ku wargelisay in ay ka feejignaadaan meelaha ay Al-Shabaab weerarada ka geysto si aysan dhibaato ula kulmaan sida ay sheegtay Dowladda Kenya oo warkaan gaarsiisay muwaadiniinteeda. Warbaahinta gudaha ayaa tilmaamtay in Xukuumadda Nairobi ay cabsi ka muujisay beegsiga Al-Shabaab ee dadka…

Shakiga Siyaasadeed oo Shiiqiyay Shaqada Doorashada! –

Jabuuti sanadkii 2000 waxaa lagu soo dhisay Dowladdii KMG ahayd ee uu Hogaamiyaha ka noqday Cabdiqaasim Salaad Xasan, kadib muddo marba dhinac loo waday Hoggaamiye Kooxeedyadii hubeysnaa. Waxyaabaha la calaamadeeyay waxaa kamid ahaa in 4-tii sano mar la qabto Doorasho ilaa dalka uu ku gaaro afti dadweyne oo shacabka dib loogu celinayo awoodda, maadaama waddanka uu siyaasad ahaan, dhaqaale ahaan iyo nidaam ahaan gaaray meel hoose. Muddo 20-sano ayaa sidaas lagu howlan yahay,…

Goolkii daafaca Liverpool Dejan Lovren

Daaficii hore ee Liverpool Dejan Lovern ayaa daqiiqad cajiib ah u qabtay kooxdiisa haatan ee Zenit St Petersburg isagoo dhaliyay gool xiiso leh.Dejan ayaa ka tagay Liverpool suuqii xagaaga kadib markii uu ka caawiyay ku guulaysiga Premier League markii ugu horaysay taariikhdooda.31 jirkaan ayaa door muhiim ah ka ciyaaray markii uu ka tagay hogaaminta horyaalka Russia kuna biiray kooxda Zenit St Petersburg ka dib markii uu ka tagay Anfield muddo lix sano ah.Laakiin sawirro laga soo qaaday guushii 3-1 ee ay ka gaareen Spartak…

Muxuu ku saabsan yahay safarka Hogaamiye Farmaajo ee

Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u safraya Dalka Jabuuti, si uu uga qabygalo Shir gaar ah oo looga hadlayo Xaaladda Waqooyiga Itoobiya kadib markii Xukuumadda Abiy Ahmed guul ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Tigray. Hogaamiye Farmaajo ayaa qayb ka ah Madax lagu casuumay shirkaas sida Axadle ay u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah, si loo falanqeeyo mustaqbalka Waqooyiga Itoobiya oo gacanta TPLF kasii baxaya. Inkasta oo Hogaamiyayaasha Afrika intooda badan ay noqdeen…

Mohamed Bazoum (Niger): “I will likely be within the continuity of Mahamadou Issoufou”

Nigeria known as to the December 27 elections for the presidential and legislative elections. 30 candidates are preventing to succeed the present head of state. Mahamadou Issoufou will retire after serving two phrases. His candidate and his celebration, PNDS, is Mohamed Bazoum, who was Minister of the Inside and International Affairs. On-line from Niamey, Mohamed Bazoum solutions questions from Magali Lagrange. .

RW Rooble oo maanta Safar dhulka ah ku tagaya Gaalkacyo. –

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo mas’uuliyiin la socota ayaa maanta safar dhulka ah ku tagaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wafdi hordhac ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya isla markaana ay qayb ka yihiin Wasiiro katirsan DG Galmudug ayaa sii gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Diyaargarowga soo dhaweynta Maxamed Xuseen Rooble & wafdigiisa ayaa ka socota Magaalada Gaalkacyo, waxaana lasii diyaariyay dadka soo dhaweynaya iyo xarunta la dejinayo.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More