Karim Benzema ayaa doonaya inuu garaaco Lionel Messi

Karim Benzema ayaa rajaynaya inuu xili ciyaareedkan ku garaaci doono Lionel Messi abaal-marin uu laacibka reer Argentina iska lahaa sannadihii ugu dambeeyey, taas oo Cristiano Ronaldo oo kaliya ay ku hirdami jireen. Weeraryahanka reer France ayaa wacdaro ka dhigay La Liga xilli ciyaareedkan, waxaana uu dhaliyay goolkii xalay ay kaga badiyeen Granada. Karim ayaa hogaaminaya liiska dhibcaha ee La Liga isaga oo min 8 gool ka kala dhaliyay Iago Aspas iyo Gerard Moreno wuxuuna gaadhay heerarkii ugu dambeeyay ee xirfadiisa…

Aniga kaliya maahan, qof walba wuxuu ku jiraa xaalad xun.

Xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka Mesut Ozil ayaa shaaca ka qaaday qorshihiisa bilaha soo socda, marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda wuxuuna xor u yahay inuu la saxiixdo koox kale, madama uu qandaraaskiisa ka harsan yahay bilo yar waxaana durba laga saaray liiska. waxaa shaqada ka eryay tababare Mikel Arteta Mesut Ozil oo ka jawaabayay su’aalo lagu weydiiyay bartiisa Twitter-ka ayaa sheegay inuu doonayo uuna rajeynayo inuu awoodo inuu caawiyo kooxdiisa wuxuuna tilmaamay inay ku jiraan waqti adag. 32…

Waa maxay sababta ay Manchester United u badashay NIO

Ole Gunnar Solskjaer ayaa sagaal bedel ku sameeyay shaxdii shalay ee quarter-finalka Carabao Cup ee ay ka badiyeen Everton, Solskjær ayaana ku adkeysanaya inuu kalsooni ku qabo inay garaaci karaan kooxda isla markaana ay guuleysan karaan.Manchester United ayaa gaartay semi-finalka Carabao Cup ka dib markii ay 2-0 kaga badiyeen Everton iyagoo uga mahadcelinaya goolal soo daahay oo ay kala dhaliyeen Edinson Cavani iyo Martial.Ole Gunnar Solskjær ayaa sagaal isbadal ku sameeyay shaxdiisii ​​kulankii ay axadii la ciyaareen…

President confirms presidential election despite economic tensions

Congolese President Denis Sassou delivered his traditional message on the nation's state on Wednesday, December 23, ahead of Parliament's congressional meeting. He described a difficult economic situation, but which does not prevent the organization of the next presidential election by March 21 in accordance with the constitutional deadlines.…

FESOJ oo codsatay in shuruud la’aan lagu sii daayo

Xiriirka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (FESOJ) wuxuu si kulul u cambaareynayaa xariga wariye Cabdulqaadir Faarax Dulyar oo xalay lagu xiray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. FESOJ waxay sheegtay inay ka xun tahay hab dhaqanka ciidamada amaanka, iyagoo ku eedeeyay in weriyaha ay xalay saqdii dhexe ugu dhaceen hoteel uu ka deganaa magaalada Beledweyne. “Xiriirka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (FESOJ) wuxuu si adag u cambaareynayaa xariga sharci darada ah ee Maamulka HirShabeelle, gaar ahaan Hogaamiye ku xigeenka…

Jabuuti waxay sheegtay inay ka shaqeyneyso dib u heshiisiin

Dowladda Jabuuti ee loo xilsaaray xallinta khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa soo bandhigtay tallaabooyinka ugu horreeya ee ay qaadi doonto. Wasiirka Arimaha Dibada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in dowladiisa ay xil gaar ah ka saran tahay dhameynta xiisada u dhaxeysa labada dal ee deriska ah. "Waxaan aaminsanahay in Jabuuti ay door ku leedahay nabada iyo xasiloonida gobolka. Shirkii ugu dambeeyay ee IGAD ee lagu qabtay Jabuuti, arintaan waa laga hadlay waana la isku afgartay.…

Assoa Adou (FPI): “We will go to the legislative election, in agreement with Laurent Gbagbo”

A dramatic turn in the Ivory Coast. For the first time since November 2010, in just ten years, the pro-Gbagbo FPI has agreed to take part in national elections, in this case the legislative elections, scheduled for the next three months. Why this face from Laurent Gbagbo's party? What is the consequence for Laurent Gbagbo himself, who is still living in exile? Assoa Adou, Secretary General of the Ivorian Popular Front - pro-Gbagbo trend,…

Somali-land, Djibouti Presidents Dust Up Mutual Kin

The two presidents of the Republic of Somaliland and Djibouti, their excellencies Musa Bihi Abdi and Ismail Omar Ghuelleh, held a protracted meeting, Wednesday, in Djibouti to renew collaboration on mutual areas of problem. The meeting between the two presidents follows an unannounced, impromptu check with which President Bihi made to Djibouti outdated at the moment. Djibouti as an internationally recognized country, even supposing the nearest to kinfolk to Somaliland on many fronts along side fashionable descent and…

the authorities decided to hold the vote on the scheduled date

D-3 before the day of the presidential and legislative elections in the Central African Republic. The authorities are determined to hold the vote on the scheduled date, this Sunday 27 December, despite pressure from armed groups to try to disrupt the vote, amid tensions and rumors. French President Emmanuel Macron gave support to Central African President Touadera exchange announced on Wednesday in a…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More