Khayre Xildhibaanadda Kenya ma wuxuu kala hadlay ‘muranka

Senator ka tirsan aqalka sare ee Kenya, Falhada Dekow Iimaan oo ka mid aheed Mudanayaashii maanta Nairobi kula kulmay Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku sheegay in RW Xasan Cali Khayre uu balanqaaday inuu xal “waara” loo heli doono dacwada badda ee u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya hadii loo doorto madaxweynaha. Qoraalkaas oo aad looga falceliyay ayay Senataradu ka saartay barteeda Facebook waxa ayna soo dhigtay qoraal kale oo ay raalli galin kaga…

Does Covid-19 threaten the resumption of qualifications?

Six qualifying matches for the Africa Cup of Nations 2021 were canceled due to Covid-19 between 7 and 13 October 2020. One month before the qualifying match for CAN 2021, is it necessary to worry about that? After Libya-Togo, Tunisia U20-Comoros, Guinea-Bissau-Angola, Guinea-Gambia, Mali-Iran, it is Senegal-Mauretania's turn to be canceled. All these encounters suffered the same fate, but for different reasons related to the new coronavirus. The first two matches mentioned were planned in Tunisia and were victims of local…

Writer of Courage Prize awarded to imprisoned journalist Amanuel Asrat

A prestigious literary prize was awarded on Monday night to Eritrean poet and journalist Amanuel Asrat, who has been missing from a prison in his country since September 2001. It is the British poet of Jamaican origin, Linton Kwesi Johnson, winner of the PEN Harold Prize Pinter 2020 awarded by the Founding Club of the Famous Writers' Circle, which in his absence presented him with the International Prize for Writer of Courage. Amanuel Asrat is one of the oldest political prisoners in the world and is said to be one of the…

The Covid-19 crisis is a severe blow to the remittances of African diasporas

The United Nations Economic Commission for Africa is concerned about the decline in remittances from African diasporas. With the global economic crisis, these diasporas are sending less money to the countries of origin. This year, the decline is expected to reach 21% or 18 billion. Dollars less compared to 2019. The forecasts are alarming. Transfers will go from $ 85 billion in 2019 to $ 67 billion this year. And for many families living in anticipation of the manna sent by parents who have gone “north,” this is a…

more than ten soldiers killed during two consecutive attacks in the center of the country

A military position in Sokoura, in the circle of Bankass, "was the subject of a terrorist attack" from Monday night to Tuesday, said the army, which reports a preliminary death toll of "nine dead" and wounded in its ranks ". A reinforcement sent to the scene then fell Tuesday morning into an ambush that left "three dead, ten wounded" and missing, according to the statement. as reported from Bamako, The Malian army faced two attacks. First, that of his camp in the center of the country, a few dozen kilometers from the…

the slopes of Kilimanjaro in flames

The highest mountain in Africa has been hit by a fire that started on Sunday. This large tourist resort, located in Tanzania, rises to 5895 meters above sea level. On the spot, hundreds of people - firefighters, soldiers, volunteers - are trying to limit the advance of the flame. With our regional correspondent in Nairobi, Nearly 400 soldiers, 600 firefighters, residents of the region, students and staff from tourism companies have been deployed on the slopes of Kilimanjaro in an attempt to control the fire. The flames…

Khayre oo Nairobi kula kulmay Mudanayaasha Soomaalidda ah ee

Kulan Nairobi ku dhexmaray Xasan Cali Khayre iyo Xildhibaanadda Soomaalida ah ee ku jira baarlamaanka Kenya. Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharax madaxweyne ee Villa Somalia 2020/21  Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Soomaalida ah ee ku jira Baarlamaanka dalka ee dalka Kenya. Khayre ayaa ololihiisa doorashada ka bilaabay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya oo inta badan ay ku sugan yihiin dhammaan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee doonaya in ay u tartamaan kursiga ugu sareeya dalka.…

Muxuu Kheyre ka raadinayaa Baarlamaanka dalka Kenya?. –

Kulan Nairobi ku dhexmaray Xasan Cali Khayre iyo Xildhibaanadda Soomaalida ah ee ku jira baarlamaanka Kenya. Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharax madaxweyne ee Villa Somalia 2020/21  Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Soomaalida ah ee ku jira Baarlamaanka dalka Kenya. Khayre ayaa ololihiisa doorashada ka bilaabay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya oo inta badan ay ku sugan yihiin inta badan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee doonaya in ay u…

Sidee Soomaaliya u saamaynayaa hardanka Quwadaha aduunku ee

Diyaarad xamuul ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa deeq daawo ah soo gaarsiisay Soomaaliya May 2, 2020. Turkiga ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyay safaaraddii ugu weyneyd ee Afrika ku taalo. Quwadaha aduunku ayaa ku hardamaya in saami laga siiyo gobolka Geeska Afrika wixii ka dambeeyay markii isbahaysiga milateriga ee Sucuudigu hoggaaminayo Maraykankuna uu ku lug lahaa ay  faragaliyeen dagaalkii Yemen ee sanadkii 2015, iyadoo wixii xilligaas ka dambeeyay gobolka Geeska Afrika uu noqday gobol istiraatiiji u ah…

Jubbaland oo xukun dil ah ku riday nin loo haysto weerarkii

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybta Jubbaland oo maalmahan waday dhageysiga dacwadda loo haysto Deeqow Caliyow Kuusow oo 19 jir ah laguna eedeeyay in uu kana mid ah Al-shabaabkii weerarka ku qaaday Hotelka Cas-casey ee magaalada Kismaayo 12 kii July sanadkii hore, ayaa maanta xukun ku riday dhagar qabaha. Dhageysiga kiisaskaan oo soo maray heerar kala duwan ayaa ugu dambeyn maanta maxkamadda ay soo saartay xukun dil toogasho ah oo lagy riday ninkaan magaciisa afgarashadu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More