Shirka Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka oo maanta

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmaya shir loogu magac daray Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka oo looga hadlayo Xaaladda Dalka, Doorashada, Amniga, Dhaqaalaha, Taageerada & qodobo kale. Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furaya Shirka, Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa kulanka uga qaybgalaya aaladda fogaan aragga (Video Conference), Wakiilada kala duwan ee dalalka caalamka & Ururada daneeya Soomaaliya. Qodobada ugu weyn ee…

tensions between civilians and soldiers over a new political body

The gap is widening between the military and Sudanese civilians responsible for leading the political transition. General Abdel Fattah al-Burhan unilaterally decided on the powers of the Transitional Partnership Council, a body recently created following the peace agreements with the rebels. The decree has not even been published in the official newspaper or published. The text signed by General Abdel Fattah al-Burhan simply leaked to the press on Thursday. This Transitional Partner Council (CPT) would initially be…

African professional players appear on Feja 4

The fourth edition of the festival for electronics and video games from Abidjan (Feja) ended on Sunday 6 December. This international festival has become the meeting place for African players who are becoming more and more professional and even starting to earn their living in front of the console, like their counterparts from other continents.…

AFAR Xiddig Oo Liverpool Ah Oo Xasuuqay Wolves, Reds Oo

Liverpool ayaa figta ugu sarraysa ee horyaalka Premier League ku qabsatay Tottenham, kaddib guul weyn oo ay ka gaadhay Wolves oo ugu timid Anfield.Reds ayaa farxadda kula qaybsatay taageereyaasheeda kusoo laabtay garoomada, waxaanay kaga farxiyeen nus-dersin goolal ah oo ay xiddigaheedu si hawl-yaraan ah ugu shubayeen goolka Wolves oo aanay ku jirin tamartii iyo awooddii looga bartay.Tababare Jurgen Klopp ayay kooxdiisu yeelatay 24 dhibcood oo ay horyaalka ku wada hoggaaminayaan Tottenham, waxaana gool dhalinta u furay…

Jamaahiirta Arsenal Oo Ka Cadhooday Ficilkii Uu Mikel Arteta

Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa rumaysan int ababare Mikel Arteta uu garoonka ku qasbay Thomas Partey oo uu ciyaarta kusoo celiyey isaga oo dhaawac ah, si uu u difaaco goolkii labaad ee uu ka dhaliyey Harry Kane.Partey oo kasoo laabtay dhaawac ayaa ku dhex dhibaatooday garoonka, waxaana uu damcay inuu baxo iyadoo ay ciyaartu maraysay 1-0, laakiin Mikel Arteta ayaa kusoo celiyey garoonka si uu ugu sii jiro, khaasatan inuu difaaco kubaddii uu dhalinayay Harry Kane oo timid waqti uu laacibkani kasoo noqonayay…