Historical record of West African shea exports 2019-2020

West African shea exports are currently slower, but they broke their record highs last season. The use of this vegetable fat is increasing, especially in Europe. West Africa exported no less than 500,000 tonnes of shea between August 2019 and July 2020, the campaign's start and end dates. This has just been revealed by the…

Kooxaha Xaqiijistay U Soo Bixitaankooda Wareega 16ka

Advertisements Sideed kulan ayaa la ciyaaray caawa wareega group-yada Champions League habeenkii labaad iyadoo natiijooyin xiiso leh ay ka soo baxeen, Real Madrid oo 2-0 ku dubatay Inter Milan iyo Atalanta oo ka aargoosatay Liverpool islamarkaana ku garaacday Anfiedl.Laakiin waa kuwee kooxaha ilaa iyo haatan xaqiijistay u soo bixitaankooda wareega 16ka Champions League:Caawa labo kooxood ayaa ku biiray afartii kooxood ee xalay u soo baxday wareega 16ka waxayna kala yihiin Manchester City iyo Bayern Munich.Advertisements Man…

Liverpool Oo Lagu Jiidjiiday Anfield, Atalanta Oo

Liverpool ayaa caawa lagu jiid jiiday garoonkeeda Anfield ka dib markii ay guuldarro 2-0 ka soo gaartay kooxda Talyaaniga ee Atalanta kuwaasoo ka aargoostay Reds oo guul weyn oo 5-0 ah ka gaartay kooxda Atalanta markii martida loo ahaa.Labo gool oo deg deg ah oo ay Atalanta dhalisay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa ku hogaamisay guusha iyadoo xiddigaha da’ yar ee Liverpool uga ciyaarayay daafaca la soo bandhigay khibrad yaridooda.Group D ayaa adkaaday haatan iyadoo Reds ay ku hogaamineyso 9 dhibcood halka Ajax iyo Atalanta ay…

Real Madrid Oo San Siro Ku Dubatay Inter Milan, Arturo Vidal

Real Madrid ayaa si weyn u nooleysay rajadeeda inay u soo baxdo wareega 16ka Champions League ka dib markii ay 2-0 ku dubteen kooxda Inter Milan oo 10 xiddig ku ciyaareysay ka dib casaan laga siiyay Arturo Vidal qeybtii hore ee ciyaarta.Rigoore uu saxiixay Eden Hazard iyo gool uu taabashadiisii ugu horeysay ku dhaliyay Rodrygo inkastoo goolka loo qoray inuu iska dhaliyay xiddigii hore ee Los Blancos Achraf Hakimi ayay Real Madrid ku garaacday Inter oo marti loogu ahaa garoonka San Siro.Kooxda Zidane ayaa ku jirta kaalinta…

Phil Foden Oo Manchester City U Diray Wareegga 16ka Tartanka

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareegga 16ka tartanka Champions League kaddib markii ay 1-0 ku garaacday kooxda reer Turkey ee Olympiakos oo ay marti u ahayd.Kulankan oo uu Pep Guardiola isbeddello badan ku sameeyey safkiisa ayaa waxa goolka qaybtii hore u dhaliyey Phil Foden oo shabaqa ku hubsaday kubbad uu ka helay Raheem Sterling.Manchester City ayaa dhalin karaysay goolal kale oo intan ka badan iyadoo samaysay fursado iyo gacan ku haynta kubadda oo ay ku sarraysay.Guushan ayaa waxay siisay Manchester City inay 12…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Atalanta – Klopp Oo Kaydka

Mohamed Salah ayaa kusoo bilowday safka hore ee kooxdiisa Liverpool kaddib markii uu kasoo kacay xanuunka Korona Fayras oo ku dhacay xilli uu waddankiisa Masar kaga qayb-galay xaflad aroos.Tababare Jurgen Klopp ayaa shan beddel ku sameeyey safkii uu Axaddii kula ciyaaray Leicester City, isagoo dhinaca kalena maanka ku haya in haddii ay garaacaan Atalanta inay iska xaadirin doonaan wareegga 16ka.Joel Matip ayaa kalidii ka ciyaaraya afartii difaaca ee kulankii Leicester City, waxaana garbihiisa taagan Neco Williams, Rhys…

Shaxda Rasmiga Ah Inter Milan vs Real Madrid – Xiddigaha

Inter Milan ayaa kusoo bilowday labadeeda weeraryahan ee Luataro Martinez iyo Romelu Lukaku oo ay kusoo ladhay madaalaha reer Chile ee Arturo Vidal kulanka Real Madrid ay ku martigelinayaan garoonka Giuseppe Meazza.Tababare Antonio Conte ayaa kusoo galay shax adag oo uu guusha kulankan ku heli karayo, isagoo ogsoon in haddii guul-darro ay soo gaadho ay gebi ahaanba kooxdiisu macasalaamayn karto tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan.Garoonkan oo ay labada kooxood ugu dambaysay inay ku kulmaan markii ay taariikhdu…

Waraysigii Ugu Dambeeyey Ee Diego Armanda Maradona Uu

Halyeygii kubadda cagta ee Diego Maradona ayaa loo baroor-diiqayaa kaddib dhimasho degdeg ah oo ku timid markii uu wadnuhu istaagay isagoo jooga gurigiisa ku yaalla waddankiisa Argentina.Madaxweynaha waddanka Argentina ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo ‘baroor-diiq qaran ah’, halka dunida kubadda cagtuna ay soo bandhigayaan sida ay uga murugaysan yihiin geerida mucjisadan waddankiisa u qaaday Koobka Adduunka.Maradona ayaa xuska dhalashadiisa u dabbaal-degay isaga oo xanuunsanaya, waxaana qalliin lagu sameeyey October 30…