117-sarkaal oo katirsan Militariga Itoobiya oo ku eedeysan

Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa jaray warqadda xiritaanka 117-sarkaal oo katirsan Ciidanka Militariga kadib markii ay ku dhaqaaqeen Xatooyo xoolo dadweyne sida ku xusan warbixinta Booliiska. Janaraaladaan ayaa xilal sare ka haya Militariga Dowladda Federaalka Itoobiya, waxaana la shaaciyay magacyadooda & Darajadooda ciidan si xabsiga loo dhigo, loona weydiiyo su’aalaha ah sababta keentay in ay xoolaha dadweynaha qaataan. Magacyada Sarakiisha waxaa kamid: Maj.-Gen Zewdu…

Chelsea vs Tottenham – Taariikhda Blues Samayn Karo,

Chelsea ayaa garoonkeeda kusoo dhoweynaysa naadiga ay isku magaalada ka dhisan yihiin ee Tottenham oo uu ka dhaxeeyo xafiiltan weyn oo muddooyin badan soo jiray, kaas oo uu cirka kusii shareeray in tababare Jose Mourinho uu yahay macallinka Spurs, isla markaana xamaasaddiisii iyo shaxshaxdii lagu yaqaanay uu kusoo bandhigayo garoomada.Ciyaartan oo muhiimad weyn u leh labada kooxoodba, ayaa midkooda badisaa ay la wareegi doontaa horyaalka Premier League, balse Tottenham ayaa xataa barbarro ay gasho ay siin doontaa inay…

“Eedeynta Musharixiinta waa mid ka tarjumeysaa dano

Warqad kasoo baxday maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu faah-faahiyay Sugidda ammaanka Caasimadda, Eedeyn uga timid Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya 20/21 & doorashada dalka. Xaanshida uu soosaaray Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu muujiyay in eedeyntaas ay tahay waxba kama jiraan, isla markaana ay ka tarjumeyso Dano gaar ah oo Shisheeye sida hadalka loo dhigay. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in aysan cidna uga heybeesaneen sugidda amniga inta lagu howlan…

Mohamed Aly Chérif: “In Mauritania, Mokhtar Ould Daddah was a person of consensus”

This Saturday, November 28, was the sixtieth anniversary of Mauritania's independence. It was November 28, 1960. Independence was proclaimed within the model new capital Nouakchott by Mokhtar Ould Daddah. Mohamed Aly Chérif was Secretary-Normal of the Presidency below Moktar Ould Daddah, from 1969 till the coup in 1978. He then spoke out specifically in opposition to the repression of Negro-Mauritanians, between 1989 and 1991. Mohamed Aly Chérif is a superb witness in latest many years in Mauritania and is visitor at…

The ICC Fund in Bamako to compensate the victims of Ahmad Al Faqi Al Mahdi

Four years after Ahmad Al Faqi Al Mahdi was sentenced to nine years in prison by the International Criminal Court (ICC) for war crimes and the destruction of the Timbuktu mausoleums, a delegation from the Trust Fund for Victims traveled to Bamako. The states that have signed the Rome Statute contribute to this fund. For Mali, 1.8 billion CFA francs will be granted from January 2021 to the tomboukti victims identified after the Al Faqi trial. About a thousand people, mainly the beneficiaries of the Mausoleum Saints who…

Ciidamada Xoogga & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka

Militariga Soomaaliya & Al-Shabaab ayaa xalay dagaal dhowr tuullo ka dhacay ku dhexmaray deegaanno hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe sida ay Axadle u xaqiijiyeen saraakiil katirsan ciidanka Xoogga. Weerarka waxaa qaaday ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan qaybta 27-aad oo mas’uul ka ah sugidda ammaanka Gobollada Shabeelaha Dhexe & Hiiraan oo ka kooban dhismaha DG Hir-Shabeelle. Dagaalka ayaa muddo socday sida ay sheegeen saraakiisha Militariga Soomaaliya…

in Lubumbashi, residents refrain from moving, tired of insecurity

As the political and economic crisis continues in the Democratic Republic of Congo, in the country's capitals, uncertainty increases. In Lubumbashi, the mining town, the streets or even entire districts are subjected to repeated attacks by organized gangs. Attacks with knives or with weapons of war that poison the lives of the inhabitants. Examples in the Bel Air district, where many residents have…

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo saakay toogatay saddex

Saakay aroortii, maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay saddex ruux oo horay loogu eedeeyay in ay katirsan yihiin Al-Shabaab, isla markaana muuqaallo laga duubay ay ku qirteen. Magacyada Ragga la toogtay ayaa kala ah: Maxamed Xaaji Axmed (Ilkacase), Saalim Saciid Maxamed (Salmaan) & Axmed Maxamed Haashim (Carab), sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta maxkamadda. Kiisaska saddexdaan Rag ayaa maray heeraka kala duwan ee Maxkamadda Ciidamada…

“Doorashada Soomaaliya waa in aysan ka gudbin 20/21 oo ah

James Swan. Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaaliya James Swan oo la hadlay Teleefishinka AlJazeera ayaa ku baaqay in Doorashada 20/21 ku dhacdo waqtiga ay ku heshiiyeen hogaamiyayaasha heer federal & heer Dowlad Goboleed. Swan ayaa sheegay in dhammaadka sanadkaan 2020-ka waxa uu shaaciyay in qorshaha uu yahay diyaarinta Senatarada Golaha Aqalka sare & Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo ah howsha ugu culus oo haddii laga gudbo doorashada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More